Monday, October 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Koonfurgalbeed oo dhagax dhigay garoon laga hirgelinayo Baraawe “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Koonfurgalbeed oo dhagax dhigay garoon laga hirgelinayo Baraawe “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfurgalbeed ee Soomaaliya oo gaaray magaalo xeebedka Baraawe ee caasimadda u ah Dowlad goboleed KGSย  ayaa waxa ka mid ahaa Xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya,ย  Guddoomiya Gobolka Shabellaha Hoose, Qunsulka Safaaradda Masar ee Soomaaliya, diblomaasiyin,ย  ganacsato iyo salaadinta ka soo jeedda KGS.

Ugu horeyn Madaxweynaha KGS iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa booqday goob loogu tala galay in laga dhiso garoon diyaaradeed,ย  xarunta Madaxtooyada KGS, isbitaalka magaaalda iyo Dekaddiiย  hore ee Baraawe, waxaanaย  Madaxweynaha KGS iyo guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose ay si Wadajir ah u dhagax dhigeen garoon KMG ah oo ay yeeleneyso magaalada Baraawe.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026

Dhagax dhigga kaddib ayaa Wafdiga uu hogaaminayay Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfurgalbeed ee Soomaaliya waxaa loo galbiyay xarunta Madaxtooyada, iyadoo munaasabad kooban oo lagu soo dhaweynayay wafdiga Madaxweynaha Koonfurgalbeed lagu qabtay xarunta Madaxtooyada

Suldaan Cali Ibraahim Afhayeenka Odayaasha Dhaqanka KGS iyo Suldaan Cabdulle Baana-fuusiย  ayaa booqashada iyo dhagaxdhigga garoonka ugu mahadceliyay Madaxweynaha KGS Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Gudomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Mudane Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa maamulka Degmada Baraawe iyo ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ku amaanay sida ay u sugeen ammaanka magaada Baraawe ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka KGSย  Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa shegay in magaalada Baraawe uu u soo guuri doono Maamulka KGSย  si taasi ay u suurta gashana ay muhiim tahay in Baraawe ay yeelato Garoon ay ku soo dagaan diyaaradah, isagoo sidoo kale sheegay in dhismaha Dekadda Baraawe ay qorshenayan in goordhaw la bilaabo.

Magaalada Baraawe ayaa caasimad u ah Dowlad Goboleedka KGS, iyadoo imanka uu maamulka ku shaqeyo si KMG ahย  magalada Baydhabo waaxase la qorshenaya in maamulka KGS uu u soo wareego dhanka magaalada Baraawe.

ย 

Mohamed Ali Omar Jubba

Previous Post

Madaxweynaha Puntland oo Ku Dhawaaqay Guluf Dagaaleed oo Ka dhan ah Al-Shabaab

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso: warka Duhur ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

October 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta u amba baxay magaalada...

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

October 24, 2026
0

Ciidamada Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In