Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha K/waqooyi Kim Jong-un oo booqandoona Moscow

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha K/waqooyi Kim Jong-un oo booqandoona Moscow
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sida ay baahisay Wakaladda wararka ee Kuuriyada Waqooyi, hogggaamiyaha dalkaasi Kim Jong-un ayaa oggolaaday inuu Moscow booqdo si uu shirka laba geesoodka ah uu uga qayb galo,kaasi oo u dhexeeya Ruushaka iyo Kuuriyada Waqooyi.

Tallaabadan ayaa timid kadib markii wasiirka arrimaha dibadda Ruushka Sargei Lavrov uu booqasho ku tagay Kuuriyada waqooyi, halkaasi oo uu kula kulmay madaxda dalkaasi.

Related posts

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026

Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuuriya  Kim ayaa caddeeyey mowqifkiisa ku aaddan sida ay uga go’an tahay baabbi’inta hubka niyuukilarka iney waxba iska beddeleyn.

Mr Kim oo sheegay iney arrintani ay u dhici doonto “tallaabbo tallaabbo” furana ay u tahay wadahadalka dalkiisu uu la yeelan doona Mareykanka oo doonayo inuu waddankiisu hubka baabi’iyo iyada oo ay jirin wax cunaqabateyn ah oo laga dabciyey dalkiisa.

Mike Pompeo Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa sheegay iney horumar wanagsan laga sameeyey wadahadalki khamiisti magaalada New York uu kula yeeshay xubinka uu aadka ugu kalsoon yahy Mr Kim.

Mr Pompeo wuxuu ka gaabsaday inuu wax ka yiraahdo shirka ay yeelan doonaan Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim iyo Madaxweynaha Mareykanka Trump xilliga uu dhacayo.

Generaal Kim Yon-chol oo ah xubin uu si weyn ugu kalsoon yahay madaxweyne Kim oo haatan ku sugan Mareykanka ayaa waxa la filayaa Dhambaal uu ka sido Kim Jong-un inuu gaarsiiyo Madxweyne Trump Maalinta Jimcaha.

Dhawaan waxaa la qorsheynayaa in uu dhoco kulan ay yeelanayaan hogaamiyaasha wadmada Mareykanka iyo Waqooyiga Kuuriya, inkastoo weli uu  jiro shaki iyo mugdi arrimahaasi la gelinayo

Previous Post

Duqa Muqdisho oo la kulmay Duqa Garowe

Next Post

Banadir Region Governor Meets with Swedish Ambassador to Somalia

Next Post
Banadir Region Governor Meets with Swedish Ambassador to Somalia

Banadir Region Governor Meets with Swedish Ambassador to Somalia

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In