Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha: “Maalinta dhalinyarada waxay ina xusuusineysaa muhimadda ay midnimada u leedahay shacabka Soomaaliyeed” +Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka, Xulashada
0
Madaxweynaha: “Maalinta dhalinyarada waxay ina xusuusineysaa muhimadda ay midnimada u leedahay shacabka Soomaaliyeed” +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aaddan munaasabadda 15-ka May oo ah maalinta dhalinyarada iyo sannadguuradii 73-aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Ururkii SYL ee kaalinta weyn ka qaatey xornimadii dalka.

“Maanta waxaan dib u xusuusaneynaa doorkii waddaninimo iyo geesinimadii ay muujiyeen dhalinyaradii SYL oo halgan dheer u galay sidii waddankan iyo shacabkiisa looga xorreyn lahaa gumeysiga. Waxaa maalintan ay ina xusuusineysaa in loo baahan yahay in midnimada laga shaqeeyo si aan uga dhabeyno riyadii geesiyaashii SYL. Anigoo ku hadlaya magaca Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed iyo keygaba waxaan shacabka ugu baaqayaa in laga wada shaqeeyo nabadeynta, dib u dhiska iyo wadajirka Soomaaliya’’, ayuu yiri Madaxweynaha.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaabaddan awgeed ubax xusuus ah dhigay taallada SYL ee magaalada Muqdisho.

Waxaa munaasabaddan madaxweynaha kala qeybgaley xubno ka tirsan labada gole iyo maamulka gobolka Banaadir.

2 3 4 5 6 unnamed

Previous Post

Madaxweynaha oo ubax dhigay taallada S. Y. L. hambalyana u diray dhallinyarada

Next Post

Madaxweynaha: “Furista waddooyinkan cusub ee Muqdisho waxay tilmaan u tahay in shacabku ka dhabeynayo mashruuca dalkaaga dhiso’’+Sawirro

Next Post
Madaxweynaha: “Furista waddooyinkan cusub ee Muqdisho waxay tilmaan u tahay in shacabku ka dhabeynayo mashruuca dalkaaga dhiso’’+Sawirro

Madaxweynaha: “Furista waddooyinkan cusub ee Muqdisho waxay tilmaan u tahay in shacabku ka dhabeynayo mashruuca dalkaaga dhiso’’+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In