Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Maamulka Puntand iyo Wasiirka Waxbarashada DF oo kulmay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Maamulka Puntand iyo Wasiirka Waxbarashada DF oo kulmay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay Wafdi balaaran oo ay hogaaminaysay Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dawladda Federaalka Soomaaliya Khadra Bashiir Cali.

Kulankani oo ahaa mid muhiimad gaara u leh bahda waxbarasha Puntland ayaa intiii uu socday waxaa kamid ahaa qodobada laga wadahadlay tayeynta iyo kor uqaadista waxbarashada Soomaaliya, in la sameeyo xog isdhaafsi iyo booqashooyin lagu xoojinayo xiriirka wada shaqeyneed ee Wasaaradaha waxbarashada maamulka Puntland iyo tan DF Soomaaliya.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dhinaca kale guddoomiyaha Jaamacada Umadda Soomaaliyeed oo qeyb ka ahaa kullanka ayaa Madaxda Puntland ka codsaday in la siiyo dhul ay Jaamacada Ummadu ka dhisato gudaha deegaannada Puntland, arintaasi oo Dr Cabdiweli Gaas uu siweyn u soo dhaweeyey.

Madaxweynaha maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ugu dambeyntii Wefdiga ka socday Wasaaradda Waxbarashada ee Dowladda Federaalka ah Soomaaliya ee ay hogaaminaysay Wasiir Khadra uga mahadceliyey booqashada ay ku yimaadeen Puntland.

IMG_0375

IMG_0378
 
Previous Post

Madaxweynaha oo kala diray Golaha Adeegga Garsoorka “Digreeto”

Next Post

Muungaab: “Waddo aan gacanteena ku dhisanay inaan ku socono waa wax weyn” SAWIRRO

Next Post
Muungaab: “Waddo aan gacanteena ku dhisanay inaan ku socono waa wax weyn” SAWIRRO

Muungaab: “Waddo aan gacanteena ku dhisanay inaan ku socono waa wax weyn" SAWIRRO

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In