Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Midowga Yurub oo Sheegay inuu Booqandoon Xuduudka Turkiga iyo Giriiga.

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Midowga Yurub oo Sheegay inuu Booqandoon Xuduudka Turkiga iyo Giriiga.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha midowga Yurub Sharek Michel ayaa ku dhawaaqay qorshihiisa ku aaddan xaaladda ka taagan xuduudka dalalka Turkiga iyo Giriiga isagoo tilmaamay inuu booqasho ku tagayo Talaadada beri ah si uu usoo qiimeeyo xaaladda dhabta ah ee halkaas ka jirta, waxaana socdaalkaas ku wehelin doona Raiisul Wasaaraha Giriiga Kyriakos Mitsotakis.

Arrintan ayuu kaga hadlay qoraal uu kusoo daabacay bartiisa Twitter-ka isagoo sheegay inuu  taageersanahay qorshaha ilaalinta xuduudka Giriiga halkaas oo ay kumanaan tahriibayaal ahi doonayaan inay uga gudbaan dhinaca dalalka kale ee yurub.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sidoo kale wuxuu xaqiijiyay inuu kulan la qaadan doono Raiisul Wasaaraha Giriiga Kyriakos Mitsotakis kulankaas oo ay kaga arrinsan doonaan qorshaha ugu haboon ee laga yeeli karo tahriibayaasha doonaya inay ka gudbaan xuduudka Turkiga iyo Giriiga.

Sabtidii lasoo dhaafay ayay ahayd markii Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan uu si rasmi ah ugu dhawaaqay in waddankiisu albaabadiisa u furay qaxootiga doonaya inay u gudbaan dalalka Yurub, isagoo carrabka ku adkeeyay in Dawladda Turkiga aysan lahayn tabar ay ku xakameeyaan qulqulka tahriibayaasha.

Sidoo kale Wasiirka Arimaha Gudaha Dawladda Turkiga Suleiman Soylu oo warbixin kasoo saaray tahriinbayaasha wuxuu shaaciyayay in tirada muhaajiriinta ka tagay waqooyiga magaalada Edirne ee dalka Turkiga oo xigta dhanka Yurub ay gaarayaan 100,000 qof oo muhaajiriin ah.

Previous Post

Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo kulan la qaatay Wasiiru-dowlaha arrimah dibadda Suudaan+Sawirro

Next Post

Shaqaalaha Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha oo maanta u kallahay Ololaha isxilqaan

Next Post
Shaqaalaha Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha oo maanta u kallahay Ololaha isxilqaan

Shaqaalaha Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha oo maanta u kallahay Ololaha isxilqaan

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In