Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo kulan la qaatay Wasiiru-dowlaha arrimah dibadda Suudaan+Sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo kulan la qaatay Wasiiru-dowlaha arrimah dibadda Suudaan+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga Soomaaliya Danjire Ahmed Ciise Cawad ayaa kulan la yeeshay Wasiiru- dawlaha arrimaha dibadda ee jamhuuriyadda Suudaan Cumar Qamarudin ,waxaana ku weheliyay  danjiraha safarada Soomaaliya ee dalka Suudaan Maxamed Sheekh Isxaaq iyo xubno ka mid ah diplomaasiyiinta Safaaradda.

Kulankan ayaa looga wada hadlay sidii  loo xoojin lahaa wada shaqeynta labada dhinac  iyo sidii kor loogu qaadi lahaa xirirka Soomaaliyaa iyo Suudaan ka dhexeeya.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Dhanka kale Wasiirka arimaha dibadda iyo Iskaa-shiga caalamiga ah danjire Axmed Ciise Cawad ayaa xariga Ka Jaray xarun-cusub oo ay ku shaqayn-doonto safarada Soomaaliya ay kuleedahay dalka Suudaan.

Wasiirka ayaa booqday dhammanba Xaafiisyada kala duwan ee ay ku shaqeeyaan diplomaasiyiinta, iyadoo  Wasiirka uu ku bogaadiyay shaqada wanaagsan ee ay bulshadooda u hayaan, sidoo kalana kula dardaarmay in ay sii laba Jibaaraan  hawlaha ay u hayaan bulshada Soomaaliyeed.

Ugu dambeyn Wasiirka ayaa sheegay in Wasaaradda arrimaha dibadda ay  guulo wayn ka gaartay sidii ay bulshada Soomaaliyeed ee ku kala nool daafaha caalamka ay u heli lahaayen adeegyada ay kaga baahanyihiin Safaaradaha dowlada ay ku leedahay caalamka, iyagoo loogu adeegayo hannaan ku dhisan hufnaan iyo isla xisaabtan, si muwaadin kasta u helo xuquuqdiisa.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha Midowga Yurub oo Sheegay inuu Booqandoon Xuduudka Turkiga iyo Giriiga.

Next Post
Madaxweynaha Midowga Yurub oo Sheegay inuu Booqandoon Xuduudka Turkiga iyo Giriiga.

Madaxweynaha Midowga Yurub oo Sheegay inuu Booqandoon Xuduudka Turkiga iyo Giriiga.

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In