Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Mozambique oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjire Jamaal Barroow

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Mozambique oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjire Jamaal Barroow
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dalka Mozambique Filipe Nyus ayaaa manta warqaaha aqoonsi safiirnimo ka gadoomay  Danjire  Jamal Maxamed Barrow oo ah safiirka  cusub ee dowladda soomaliya uu so magacwday wadanka Mozambique .

Danjire Jamal Maxamed Barrow ayaa wuxu dhanbaal iyo salaanuu ka siday Madaxweynaha Dowlada fedralka ee Soomaliya mudne Xasan sheikh Maxamuud  gudoonsiyay madaxweynaha Filipe  Nyus

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026

“Waxaan Salaan iyo dhambaal kaaga wadaa Madaxweynaha Soomaaliya,Mudane Xasan Sheikh Maxamuud,Dowllada Soomaaliya iyo Shacabka intaba”ayuu yiri Danjire Jamal Barrow

Dhanka kale Madaxweynaha Dalka Mozanbique,Filipe Nyus ayaa sheegay in Dowladiisu ay bilaabi doonto xiriir wanaagsan ay Soomaaliya la yeelato,waxa uu intaasi ku daray in Dowladii  Dhexe ee Soomaaliya ay xiriir Ciidan iyo mid Siyaasadeed dalkiisu uu la lahaa.

Dalka Mozambique waxaa ku dhaqan Somaali u badan ganacsato, kuwaas oo ku soo badanayay sanadihii ugu dambeyeeyay.

Previous Post

Golaha wasiirada oo ka hadlay dardargelinta howlgalada ka dhan ah Al-shabaab

Next Post

Daawo Sawirrada: Mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda warfaafinta oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo

Next Post
Daawo Sawirrada: Mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda warfaafinta oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo

Daawo Sawirrada: Mas'uuliyiin ka tirsan wasaaradda warfaafinta oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

April 1, 2026
0

Baydhabo, Soomaaliya – 1-da Abriil, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In