Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha oo Addis Ababa kula kulmey diblomaasiyiin ka tirsan AMISOM iyo Qaramada Midoobay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo Addis Ababa kula kulmey diblomaasiyiin ka tirsan AMISOM iyo Qaramada Midoobay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Addis Ababa, 1 February 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay magaalada Addis Ababa kulamo kula qaatey iyo diblomaasiyiin caalami ah.

Madaxweynaha waxaa uu kulan looga hadley doorka AMISOM ee arrimaha Soomaaliya uu la yeeshay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Ambassador Francisco Caetano Jose Madeira .

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Kulankaasi ayaa waxaa lagu shaaciyey in dhammaadka bishan magaalada Djibouti uu ka dhici doono shir madaxeed gaar ah oo ay isugu imaan doonaan dalalka ay ciidammada ka joogaan Soomaaliya.
AMISOM ayaa sidoo kale taageertay horumarka dhanka siyaasadda ee Soomaaliya ku tallaabsatey.

Waxaa sidoo kale uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud kulan la yeeshay Xoghayaha Guud ee Guddiga Dhaqaalaha Afrika ee Qaramada Midoobay Mr Carlos Lopes.

Kulanka ayaa waxaa looga hadley qaabka ugu habboon ee Guddiga Dhaqaalaha Afrika ee Qaramada Midoobay door uga qaadan karo dib u soo kabashada dhaqaalaha iyo kaabeyaasha muhiimka ah ee Soomaaliya.

Previous Post

DAAWO SAWIRRADA: Madaxweyne Xasan ee Shir Madaxeedka 26-aad ee Midowga Afrika

Next Post

Taliyaha hogaanka socdaalka oo ka hadlay xafiisyada dibadda ah ee laga heli karo E-passport

Next Post
Taliyaha hogaanka socdaalka oo ka hadlay xafiisyada dibadda ah ee laga heli karo E-passport

Taliyaha hogaanka socdaalka oo ka hadlay xafiisyada dibadda ah ee laga heli karo E-passport

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In