Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Madaxweynaha oo cayaartooyda Puntland guddoonsiiyay koobkii gobollada “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Madaxweynaha oo cayaartooyda Puntland guddoonsiiyay koobkii gobollada “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Cayaartooyda ku cayaareysay dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland oo galabta kulan xiiso leh kuwada yeeshay garoonka kubadda cagta ee Koonis, ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud,  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Shar ma’arke, Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka, Xildhibaanno, Maamulka Gobolka Banaadir, saraakiil ciidan iyo marti sharaf kale.

cayaarta oo ahayd mid kama dambeys ah (Final) ayaa waxaa sidoo kale waxaa u soo daawasho tegay dadweyne aad u fara badan oo ka kala yimid degmooyinka Gobolka Banaadir, iyadoo cayaartooyda labada dhinac ay goobta ku soo bandhigeen cayaar aad loo jecleystay, waxaana ay cayaarta ku soo idlaatay 1 iyo 1, iyadoo daqiiqadihii dheeriga ha ee lagu darayna ay labada dhinac isla dhaafi waayeen, bar bar dhac 1 iyo 1.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Cayaartooyda Putland iyo Jubaland ayaa waxa loo dhigay gool ku laad, si ay mid un u soo baxdo, waxaana cayaarta gool ku laad 3-5 ku adkaatay cayaartooyda Puntland.

Munaabasad kooban oo lagu qabtay garoonka kubadda cagta ee Banadir Stadium ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu koobka ku guddoonsiiyay cayaartooyda Puntland, iyadoo intaas kadib ay garoonka is qabsaday saxawan iyo farxad ay muujinayeen taageerayasha cayaartooyda Puntland.

IMG_1843 IMG_1842 IMG_1822 IMG_1812 IMG_1795 IMG_1792 IMG_1791 IMG_1773 IMG_1747 IMG_1739 IMG_1722 IMG_1719 IMG_1695 IMG_1682 IMG_1656 IMG_1653 IMG_1652 IMG_1650 IMG_1606 IMG_1601 IMG_1600 IMG_1598 IMG_1590 IMG_1582 IMG_1581 IMG_1577 IMG_1576 IMG_1575 IMG_1574 IMG_1573 IMG_1570 IMG_1561 IMG_1558 IMG_1554 IMG_1537 IMG_1526 IMG_1521 IMG_1360 IMG_1289 IMG_1230 IMG_1191 IMG_1170 IMG_1151 IMG_1150 IMG_1143 IMG_1140 IMG_1139 IMG_1115 IMG_1114 IMG_1113 IMG_1110 IMG_1109 IMG_1108 IMG_1107 IMG_1103 IMG_1099 IMG_1091 IMG_1090 IMG_1897IMG_1088 IMG_1081 IMG_1078 IMG_1077 IMG_1075 IMG_1072 IMG_1070 IMG_1068 IMG_1067 IMG_1072 IMG_1070 IMG_1068 IMG_1067

Sawir Qaade: Mohamed White-ka & Qadar Ali

 

Previous Post

Abaanduulaha qeybta 21-aad ee ciidanka XDS oo ka warbixiyay howlgallada ciidanka+Sawirro

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Barnamijka Dhacdooyinka Maanta Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In