Saturday, August 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Abaanduulaha qeybta 21-aad ee ciidanka XDS oo ka warbixiyay howlgallada ciidanka+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Abaanduulaha qeybta 21-aad ee ciidanka XDS oo ka warbixiyay howlgallada ciidanka+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Abaanduulaha qeybta 21-aad ee ciidanka XDS Col cirro oo wareysi siiyay Radio Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgallada ay ciidamada XDS gaar ahaan qeybta 21-aad ay ka wadaan goboollada dhexe ee dalka kuwaas oo ka dhan ah maleeshiyaadka Shabaab.

G/sare C/llaahi Aadan Xuseen “Col Cirro” abaanduulaha qeybta 21-aad ee ciidanka XDS ayaa xusay in ciidamadu ay howlgallo ballaaran ka wadaan deegaanno ka mid ah gobollada dhexe ee dalka, isagoo xusay in howlgalladaasi xooggooda ay ka socdaan bariga gobolka Galgaduud iyo deegaanno kale oo ka mid ah Mudug iyo Hiiraan.

Related posts

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026

Wuxuu tilmaamay in maleeshiyaadka Shabaab ay ciidamadu ka xoreeyeen deegaanno muhiim ah oo ay dadka ku dhibaateeyn jireen islamarkaana ay ku soo celiyeen ammaanki iyo kala dambeynti.

Abaanduulaha oo hadalkiisa sii wata ayaa xusay in howlgalladu ay sii socon doonaan tan iyo inta maleeshiyaadka Shabaab laga sifeeynayo dalka oo dhan, si dalka looga dhigo meel nabad ah oo ka caaggan argagixisada.

Dhinaca kale Abaanduulaha ayaa hoosta ka xariiqay in ciidamadu ay ku guuleeysteen iney ka hortagaan dagaal beeleedyo ka dhacay deegaanno ka mid ah gobolka Gaduud, isagoo tibaaxay in ciidamada XDS aysan u dulqaadan doonin fal kasta oo ka dhan ah nabadgelyada sida dagaalbeeleedyada.

Col Cirro ayaa ku boorriyay dhalinyarada la marin habaabiyay ee weli ka sii mid ah maleeshiyaadka Shabaab iney ka faa’iideystaan cafiski uu u fidiyay madaxweynaha dalka, ayna isaga soo baxaan argagixisada Shabaab si ay dib ula midoobaan qoysaskooda.

unnamed-84 bulxan

unnamed-75

unnamed-103

 

 

Previous Post

Weerar lagu dilay wadaad masiixi ah oo ka dhacay dalka Faransiiska+Sawirro

Next Post

Madaxweynaha oo cayaartooyda Puntland guddoonsiiyay koobkii gobollada “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha oo cayaartooyda Puntland guddoonsiiyay koobkii gobollada “SAWIRRO”

Madaxweynaha oo cayaartooyda Puntland guddoonsiiyay koobkii gobollada "SAWIRRO"

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa lagu...

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

August 13, 2026
0

Wafti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho, Dr. Ibraahim Maxamed Mursal, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Horumarinta UK

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Horumarinta UK

August 13, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha Horumarinta Boqortooyada Midowday (UK),...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In