Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha oo dadweynaha kula dabaaldegay Liido-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo dadweynaha kula dabaaldegay Liido-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh  Maxamuud oo ay wehliyaan Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya, ayaa maanta dabaaldagga Munaasibadda Ciidul Fitriga kala qeybqaatay boqolaal dadweyne ah oo ku damaashaadayay Xeebta Liido ee maagalada Muqdisho.

Madaxweyne Xasan Sh maxamuud, ayaa la sheekeystay dadweynaha ku sugnaa baararka laga cunteeyo ee ku teedsan Xeebta liido, isagoo ugu dambeyntii la hadlay dadwynaha ku damaashaadayay Xeebta Liido, ugana hambalyeeyay dabaaldagga munaasabadda Ciidda.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026

Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa dadweynaha ku sugnaa xeebta Liido ugu baaqay in la iscafiyo islamarkaana laga shaqeeyo horumarka iyo Midnimada dalka Soomaaliya.

Sidoo kale Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa sheegay in dalka Soomaaliya uu kasoo kabanayo burbur iyo Colaad Sokeysa maantana uu soo gaaray meel wanaagsan oo dadlalka caalamka ay ku dhiiranayaan in ay maalgashadaan Soomaaliya kana qeybqaataan dib u dhiska iyo horumarka Soomaaliya.

56ab0695-75e8-4f70-ad31-b9662d2249be 57d10388-f79e-481b-86df-140561665436 94de219b-64b8-4fd3-8916-46802dba527f 44957d9c-7430-447d-bf1b-333ec8e3dd51 d3853adb-0d91-444a-ade4-23315029c4a0 ea8f86a6-65a0-4881-85d8-0c07e197c565 f0fdb452-7f17-4904-b3cc-0e1a59972b4d f7eabfee-f3cb-4f68-b45c-855e05c129dd f30b8f74-82d7-4dd6-9715-c9be68c23b07 IMG_6993

Previous Post

Wasaaradda arimaha dibadda: Madaxweynaha Soomaaliya lama kulmin Ra’iisul wasaare Natanyahu

Next Post

Taliyaha ciidanka XDS: Waa in ay ka feejignaadaan ciidamada ficilada cadowga

Next Post
Taliyaha ciidanka XDS: Waa in ay ka feejignaadaan ciidamada ficilada cadowga

Taliyaha ciidanka XDS: Waa in ay ka feejignaadaan ciidamada ficilada cadowga

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In