Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha oo gaaray Jowhar

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Dalka Iyo Wafdi uu hoggaanimayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha dhexe, isagoo halkaas ka furi doona wajiga labaad ee shirka maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe ee gogashiisu taalo magaalada Jowhar.

Wariyaha warbaahinta qaranka ee gobolka Shabeelaha dhexe, Abuukar Maxamed Bacaadle oo hadda ku sugan hoolka shirka uu ka furmi doono ayaa soo sheegaya in madaxweynaha uu hadda ka degay garoonka duyuuradaha ee magaaladaas isla markaana si weyn halkaas ay ugu soo dhaweeyeen qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan gobolka Shabeelaha dhexe gaar ahaan magaalada Jowhar.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ergada ka qeybgalaysa shirka ayaa waxaa ay ku soo aruureen hoolka shirka loogu talagalay, iyadoo sidoo kale, ammaanka magaalada Jowhar si weyn loo adkeeyay isla markaana ciidmada amniga ee dowladda Soomaaliya sida booliis, nabad sugid iyo militiri oo kaashanaya AMISOM ay xaqiijinayaan amniga magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha dhexe.

Previous Post

Guddiga doorashooyinka oo Nairobi kulan ku qabtay-Sawirro

Next Post

Hey’adda HRW: Kenya uma marin hanaan caalami ah dib u celinta qaxootiga

Next Post
Hey’adda HRW: Kenya uma marin hanaan caalami ah dib u celinta qaxootiga

Hey'adda HRW: Kenya uma marin hanaan caalami ah dib u celinta qaxootiga

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In