Friday, October 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha oo gudoomiyaha gobolka Hiiraan u magacaabay Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo gudoomiyaha gobolka Hiiraan u magacaabay Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha islamarkaana lagu magacaabay gudoomiyaha gobolka Hiiraan oo nuqul ka mid ah la soo gaarsiiyay Radio Muqdisho ayaa u qorneyd sidan.

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

XEER MADAXWEYNEย  LR. 87ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย  TAARIIKH: 19/12/2015

MAGACAABIS GUDDOOMIYAHA GOBALKA HIIRAAN

ย MADAXWAYNAHA J.F.S

MarkuuArkayย ย ย  :ย  Qodobkaย  87aad, Xarafka โ€˜Cโ€™,ย  Qodobka 90aad, Xarafka โ€˜Kโ€™ iyo 99aad, Xarafka โ€˜Gโ€™ ee

Dastuurka J.F.S.

MarkuuArkayย ย ย  :ย  SharciLr. 116 eesoobaxayOgosto 6, 2013 kunasaabsansharcigamaamullada

DegmooyinkaiyoGoballadadalka

MarkuuTixgaliyey : Soo jeedintaWasiirkaArrimahaGudahaiyoFederaalka Ref: WAG & F/XW/0281/15 ee

December 19, 2015 kunasaabsanxilkaqaadisGuddoomiyahaGobalkaHiiraaniyo Soo

jeedintaWasiirkaArrimahaGudahaiyoFederaalka Ref: WAG & F/XW/0282/15 ee

December 19, 2015 kunasaabsanmagacaabisGuddoomiyahaGobalkaHiiraan

MarkuuGarwaaqsaday : in ay jirto baahi loo qabo in Gobalka Hiiraan loo magacaabo Guddoomiye cusub iyada

oo waafaqsan qaabka dhisidda Maamullada Gobollada Iyo Degmooyinlkadalkasi ay

mustaqbalka u dhismaan Dowlad-goboleedyo Dastuurka waafaqsan

WAXA UU SOO SAARAY XEERKAAN:

Qodobka 1aad

Waxa xilka laga qaaday Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan mudane Cabdifataax Xasan Afrax, waxaana mudaneย Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) loo magacaabay in uu noqdo Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan

ย Qodobka 2aad

Waxa uu Xeerkaan ย u dhaqangelayaa si degdeg ah marka uu Madaxwaynuhu saxiixo, waxaana lagu soo daabici doonaa Faafinta Rasmiga ah ee Dowladda JFS.

MUQDISHO: 19/12/2015

Madaxweynaha J.F.S

Mudane Xasan Sheekh Maxamuud

XEER MADAXWEYNE LR. 86ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย  TAARIIKH: 19/12/2015

MAGACAABIS CAASIMAD GOBALEEDKA MAAMULKA KMG AH EE HIIRAAN IYO SHABBEELLADA DHEXE

MADAXWAYNAHA J.F.S

MarkuuArkayย ย ย  :ย  Qodobkaย  87aad, Xarafka โ€˜Cโ€™,ย  Qodobka 90aad, Xarafka โ€˜Kโ€™ iyo 99aad, Xarafka โ€˜Gโ€™ ee

Dastuurka J.F.S.

MarkuuArkayย ย ย  :ย  SharciLr. 116 eesoobaxayOgosto 6, 2013 kunasaabsansharcigamaamullada

DegmooyinkaiyoGoballadadalka

MarkuuTixgaliyey :Dareenkadadweynahaiyo Soo jeedintaodoyaashaDhaqankaiyosiyaasiyiintakasoojeedo

eeGoballadaHiiraaniyoShabeelladaDhexe

MarkuuGarwaaqsaday:ย  in ay lagamamaarmaantahayilaalintawadajirkashacabkaSoomaaliyeediyo

xallintakhilaafaadyadaiyo in ay jirtobaahi loo qabodhisiddaMaamullada

Gobollada Iyo Degmooyinkadalkasi ay u dhismanDowlad- goboleedyoDastuurka

waafaqsan

WAXA UU SOO SAARAY XEERKAAN:

Qodobka 1aad

WaxauuMadaxwaynaha J.F.S ansixiyaylagabillaabomaantaooay taariikhdutahay19/12/2015in MagaaladaBuulaburdeooka mid ah degmooyinkaGobalkaHiiraan ay noqotoCaasimaddaMaamulka KMG ah eeGoballadaHiiraaniyoShabeelladaDhexe ay yeelanayaan.

ย 

Qodobka 2aad

MagaaladaJowharoo ah magaalomadaxdaGobalkaShabeelladaDhexeayaanoqoneysaMADASHA marti-galineysashirkamaamul-dhisashadaGoballadaHiiraaniyoShabeelladaDhexe.

ย 

ย 

Qodobka 3aad

Sagaashan (90) cishogudahoodbuumaamulkacusubeeGoballadaHiiraaniyoShabeelladaDhexedhistaanuguguuridoonaamagaalomadaxdamaamulkaoo ah Buuleburde.

ย 

Qodobka 4aad

WaxauuXeerkaandhaqangelayaamarkauuMadaxwaynuhusaxiixo, waxaanalagusoodaabicidoonaaFaafintaRasmiga ah Dowladda JFS.

ย 

MUQDISHO: 19/12/2015

ย 

ย 

Madaxweynaha J.F.S

MudaneXasanSheekhMaxamuud

Previous Post

Wasiirka Gaashaandhigga oo Hambalyo u direy Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Next Post

Madaxweynaha: “Ciidanka Booliska waxa uu tusaale u yahay dib u soo kabashada Soomaaliyaโ€™โ€™ SAWIRRO

Next Post
Madaxweynaha: “Ciidanka Booliska waxa uu tusaale u yahay dib u soo kabashada Soomaaliyaโ€™โ€™ SAWIRRO

Madaxweynaha: "Ciidanka Booliska waxa uu tusaale u yahay dib u soo kabashada Soomaaliyaโ€™โ€™ SAWIRRO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

October 15, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In