Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DAAWO-Madaxweynaha oo ka qeybgalay aaska Allaha u naxriistee Wasiirkii hore ee Wasaaradda Kalluukeysiga iyo Kheyraadka Badda”sawiro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
DAAWO-Madaxweynaha oo ka qeybgalay aaska Allaha u naxriistee Wasiirkii hore ee Wasaaradda Kalluukeysiga iyo Kheyraadka Badda”sawiro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Allaha u naxriistee Wasiirkii hore ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee xukuumadda Ra’isulwasaare Cabduweli Sheekh Axmed oo saakay ku geeriyooday magaalada Muqdisho ayaa waxaa aas qaran loogu sameeyay isla magaalada Muqdisho, waxaana aaskaasi ka qeybgalay Madaxweynaha Jmahuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Afhayeenka Barlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan “ Jawaari’ iyo xubno ka tirsan labada gole ee dowladda Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo tacsi u direy dhamaan ehelada, Asxaabta iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed geeriyada ku timid Mudane Maxamuud Colow Barrow Wasiirkii hore ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sidoo kale Mas’uuliyiintii goobta aas ka dhacayay ka hadashay ayaa ka tacsiyeeyay geerida Wasiirki hore ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Alaha u naxriistee Maxamuud Colow Barrow.

DSC03119

DSC03120

DSC03122

DSC03129

DSC03130

DSC03151

DSC03152

DSC03157

DSC03193

DSC03198

DSC03204
Sawir Qaade: Farxaad Saleebaan

Previous Post

DAAWO Sawiro+Muuqaal:- Xafiiska Xeer ilaaliyaha”lama ogolaan doono in raashiinka dan yarta looga talagalay la leexsado”

Next Post

Dhegeyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhegeyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In