Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha oo ka qeybgalay aaska Dr Liibaan iyo garyaqaan C/qaadir

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo Tacsi u direy Shacabka Sacuudiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehlinayeen ku simaha Ra’iisul wasaaraha mudane Maxamed Cumar Carte inta badan xubnaha golaha wasiirada iyo ma’s’uuliyiin kale ayaa maanta salaada Janaasada kula tukadeen masjidka madxtooyada Dr Liibaan Cismaan Cilmi iyo garyaqaan C/qaadir Maxamuud Yabarow oo shalay dhagarqabayaal ku dileen degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya iyo ku simaha Ra’ii sul wasaaraha ayaa ehelada labada marxuum kala qeyb qaatay xabaalidda meydadka oo lagu aasay qubuuraha Sheekh Suufi ee degmada Warta nabada.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo aaska ka dib la hadlay  warbaahinta qaranka ayaa tacsi u diray ehelada Dr-kii iyo garyaqaankii shalay la dilay, wuxuuna sheegay in hay’adaha amniga ay ku raadjoogaan dhagarqabayaashii ka dambeeyay dilkaasi.

Dilkii shalay magaalada Muqdisho loogu geystay Dr Liibaan Cismaan Cilmi iyo garyaqaan C/qaadir Maxamuud Yabarow ayaa qeyb ka ah dilalka Kooxaha nabad diidka ay u geystaan dadka waxgalka u ah bulshada Soomaaliyeed.

Previous Post

Horjoogayaal ka tirsana UGUS oo loogu diley gobolka Baay

Next Post

Su’aalo iyo talooyin soo weydii wasiirka Dhallinyarada iyo ciyaaraha oo marti ku ah barnaamijka kulanka Todobaadka

Next Post
Su’aalo iyo talooyin soo weydii wasiirka Dhallinyarada iyo ciyaaraha oo marti ku ah barnaamijka kulanka Todobaadka

Su'aalo iyo talooyin soo weydii wasiirka Dhallinyarada iyo ciyaaraha oo marti ku ah barnaamijka kulanka Todobaadka

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In