Saturday, March 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha oo Kismaayo uga qayb galay Munaasabad Tababar loogu soo xirayay Ciidamadda Jubbaland

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo Kismaayo uga  qayb galay Munaasabad Tababar loogu soo xirayay Ciidamadda Jubbaland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland.

Mas’uuliyiinta mamulka Jubbaland ayaa Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka ku soo dhaweeyay Magaalada kismaayo ee Xarunta maamulka Jubbaland.

Related posts

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

March 14, 2026

Madxaweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb galay Munaasabad Tababar loogu soo xirayay Ciidamadda lugta ee Maamulka Jubbaland iyadoo Munaasabaddaas ay goob joog a haayeen Mas’uuliyiin ka socotay Wakiillada Dowladaha itoobiya, IGAD,  Midowga Yurub, AMISOM  iyo Dowladda Ingiriiska oo iyadu mas’uul ka ahayd dib u furitaankii xaridaan lagu Tababaro Ciidamadda Maamulka Jubbalnd.

Taliyaha Ciidamadda Xoogga dalka Jen Daahir Aadan Cilmi “Indho Qarshe” ayaa sheegay in  ay Saldhigga sadaxaad ee Ciidamadda Xoogga dalka ee magaalada kismaayo ay qayb wey ka qaadan Doonto isku dhafka ciidamadda Dowlad Gobolleedyada oo lagu Tababari Doono Xiradaas si  looga Awood Roonaado Kooxaha argagixisada ah ee Shabaab.

Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabduqadir sheekh Cali Diini ayaa sheegay in ciidamadda Qaranka lagu biirin Doono Ciidanka Dowlad Gobolleedyada dalka ka jira islamarkaana la tababari doono ciidamaddaas , isagoo sheegay in Wasaaradda Gaashaandhigga ay ka shaqayn doonto isku Dhafka Ciidamadaas.

Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya xasan Sheekh maxamuud ayaa lagu wadaa  in magaalada uu kulamo kula qaato Madaxda Dowlad Gobolleedka jubbalnd.

Previous Post

Dowladda oo sheegtay in dhawaan lala wareegi doono maamulka Isbitaallada dalka

Next Post

Maamulka Degmada Warshiikh oo ku baaqay in la joojiyo colaad ka taagan deegaanno degmada hoos taga

Next Post
Maamulka Degmada Warshiikh oo ku baaqay in la joojiyo colaad ka taagan deegaanno degmada hoos taga

Maamulka Degmada Warshiikh oo ku baaqay in la joojiyo colaad ka taagan deegaanno degmada hoos taga

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026
0

Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka Marxuum Fatxi Cabdullahi Cabdi oo dhacay Taariikhdu markii ay aheyd Lix...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

March 14, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada...

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

March 14, 2026
0

Guddoomiyaha SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle oo sheegay in dagaallada ka socda Bariga Dhexe ay kaga sii dareen xaaladdii abaarta...

Wasiir Fiqi oo la kulmay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya

Wasiir Fiqi oo la kulmay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan la qaatay Danjiraha Dowladda  Qatar u fadhiya Soomaaliya,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In