Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirada:Madaxweynaha Oo Salaada Ciida Kula Dukaday Dadweyne Aad U Fara Badan Masjidka Isbaheysiga

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka, Xulashada
0
Daawo Sawirada:Madaxweynaha Oo Salaada Ciida Kula Dukaday Dadweyne Aad U Fara Badan Masjidka Isbaheysiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa waxaa ku wehlinayay Tukashada Salaada Ciida oo uu bulshada kula tukaday Masaajidka isbahaysiga Islaamka gudoomiyaha Baarlamaanka mudane Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari,Ra,iisul wasaare ku xigeenka dalka Maxamed Cumar Carte Wasiiro Xildhibaano Saraakiisha ciidanka qalabka sida iyo mas,uuliyiin kale .

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa salaada ka dib waxaa uu hadal u jeediyay bulshada Soomaaliyeed waxaana uu madaxweynuhu ku dheeraaday muhiimada ay leedahay in bulshadu is cafiyaan iyadoo laga faa’iideysanayo munaasabada ciida .

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Iyadoo Dalku uu ka soo kabanayo dhibaato uu mudo dheer dhex maquuranayay rajada ummadda Soomaaliyeed ay ka qabaan in aduunayada ay wax la qaybsadaana ay tahay mid aad u sareysa dalkeenu waxaa uu ka mid yahay wadamada ay maciinka bideen dadka walaaha reer Yemen oo dalkooda colaadu  ka jirto Madaxweynaha ummadda Soomaaliyeed ayaa bulshada ugu baaqay in taageero dhan walba ah loo muujiyo dadkaas Yemeniyiinta ah.

Qaar ka mid ah wasiirada iyo xildhibaanada Qaranka ee salaada ku tukaday Masaajidka isbaheysiga ayaa dhankooda waxaa ay hambalyo iyo bogaadin u direen bulshada Soomaaliyeed iyagoo u rajeeyay in farxad ay sanadkaan kiisa kale ku gaaraan.

DSC05345 DSC05346 DSC05348 DSC05352 DSC05355 DSC05361 DSC05364 DSC05365 DSC05366 DSC05367 DSC05368 DSC05370 DSC05373 DSC05374 DSC05375 DSC05376 DSC05378 DSC05380 DSC05384 DSC05386 DSC05391 DSC05392 DSC05395 DSC05397 DSC05398 DSC05400 DSC05403 DSC05405 DSC05408 DSC05410 DSC05411 DSC05412 DSC05415 DSC05419 DSC05422 DSC05425 DSC05427 DSC05428 DSC05433 DSC05435 DSC05440 DSC05444 DSC05447 DSC05468 DSC05469 DSC05474 DSC05476 DSC05487 DSC05494 DSC05495 DSC05502 DSC05503 DSC05509 DSC05511 DSC05518 DSC05519 DSC05523 DSC05524

Sawir Qaade Farxaan Suleymaan Daahir

Previous Post

Gobolada Dalka Oo Si Isku Mid ah Looga Ciiday

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Oo ugu  Hambalyeeyay  Ciida Carafo Bulshada Gobolada Hiiraan Iyo Shabeelaha Dhexe

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Oo ugu  Hambalyeeyay  Ciida Carafo Bulshada Gobolada Hiiraan Iyo Shabeelaha Dhexe

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Oo ugu  Hambalyeeyay  Ciida Carafo Bulshada Gobolada Hiiraan Iyo Shabeelaha Dhexe

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In