Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha oo sheegay in New Deal uu si gaabis ah u socdo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Xasan sheekh oo shir wada tashi ah ka furaya Garoowe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Isagoo ka hadlayay kulan lagu soo dhaweynayay oo lagu qabtay magaalada Garoowe ee xarunta u ah gobolka Nugaal  ayuu madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheikh Maxamuud waxaa uu soo hadal qaaday arimaha ku saabsan kaalmada dhaqaale ee caalamku uu Soomaaliya siiyo si gaar ah barnaamijka New Deal-ka ee Dunidu sheegtay in Soomaaliya ay ku caawineyso.

Mudane Xasan Sheikh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa uu shegay in barnaamijkaasi qaabka hadda caalamku u wado uusan ahayn qaab Soomaaliya u baahantahay waxaana uu ugu baaqay in si deg deg ah dib u eegis loogu sameeyo .

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“Beesha caalamka kaalmadeeda iyo niyad samideeda waa ku mahadsantahay, waana ku amaaneynaa, laakin arrinta la yiraa New Deal-ka  waxaan u baahan nahay in si dhab ah dib loogu eego, sida hadda uu yahay ummadda Soomaaliyeed kuma anfaco”ayuu yir madaxweynaha.

Mudane Xasan Sheikh Maxamuud madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa waxaa uu dhinaca kale ka hadlay arimo la xiriira isku dhafka ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya oo dhawanahaanba ay dowladda federaalk ah waday dadaalo lagu abuuray ciidan qaran oo isku dhaf ah.

Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladda dhexe iyadoo la kaashaneysa dowlad goboleedyada dalka ka dhisan ay dadajineyso howlaha isku dhafka ciidanka.

Previous Post

Shirka wadatashiga Dowladda Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada Oo Maalintii labaad  Galay

Next Post

Muwaadin Soomaali ah oo lagu dilay Cape Town

Next Post
Muwaadin Soomaali ah oo lagu dilay Cape Town

Muwaadin Soomaali ah oo lagu dilay Cape Town

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In