Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dib u eegista dastuurka Dalka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dib u eegista dastuurka Dalka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dardar gelinta arrimaha dib u eegista Dastuurka Dalka, kaasi oo la filayo in dhawaan loo bandhigo dadweynaha Soomaaliyeed.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Kulankan oo ka dhacay Madaxtoyada ayaa waxa goob joog ka ahaa guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka sare,  kusimaha Ra’iisul Wasaaraha, Wasiirka Dastuurka, guddiga  la socoshada dib u eegista  dastuurka ee labada aqal iyo Guddigii madaxa banaanaa ee dastuurka waxaana looga hadlay sida ugu wanaagsan ee looga mari dhalin karo dib uu egsita qabyo qoraalka dastuurka.

Muddadii uu kulankaasi socday ayaa waxaa siweyn looga hadlay sidii loo heli lahaa Dastuur dhameystiran oo uu Dalku yeesho ka hor dhamaadka sanadka 2018-ka si bulshada Soomaaliyeed ay aftidooda uga dhiibtaan dastuurka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Maxmaed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in Hay’adaha Dastuurka dalka looga fadhiyo  in hab iskaashi ah looga mira dhaliyo howsha dib u eegista dastuurka si shacabku codkooda wax ugu doortaan mustaqbalka dhaw.

Sidoo kale waxaa lagu booriayay gudiyada uu quseyso arrimaha dib u eegista Dastuurka Dalka in ay wadashaqeyn dhow ka yeesheen sidii loo dardar gelin lahaa arrimahaasi waqti dhowna la soo afjaro dib u eegistaasi Dastuurka oo muhiim u ah doorashooyin ka dhacidoona  Dalka.

Previous Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay Saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobay “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Haweenka ee Jubbaland oo ku baaqday in wax loo qabto qoysaska barakacayaasha ah

Next Post
Qoysas abaarta ka soo barakacay oo deeq raashin ah loogu qeybiyay degmada Kaxda

Wasiirka Haweenka ee Jubbaland oo ku baaqday in wax loo qabto qoysaska barakacayaasha ah

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In