Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Haweenka ee Jubbaland oo ku baaqday in wax loo qabto qoysaska barakacayaasha ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Qoysas abaarta ka soo barakacay oo deeq raashin ah loogu qeybiyay degmada Kaxda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka ee dowlad goboleedka Jubbaland Marwo Qamar Deeq Xaaji Qaliif ayaa maanta booqatay qaar ka mid ah qoysaska danta yar ee ku nool magaalada Kismaayo, iyadoo u kuur galaysay xaaladda ay ku nool yihiin qoysaskaan, iyadoo ka xog wareysatay sida ay tahay xaaladooda nololeed.

Qaar qoysaskii ay booqatay ayaa uga warbixiyay xaaladooda nololeed, oo ay u sheegeen inay u baahanyihiin kaalmo dhinac kasta leh iyo in carruurtooda ay u helaan adeegyada aas aasiga u ah bulshada sida waxbarashada, Caafimaadka iyo daryeel guud.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka ee dowlad goboleedka Jubbaland Marwo Qamar Deeq Xaaji Qaliif ayaa sheegtay in dadkan barakacayaasha ay u baahan yihiin caawin iyo in si gaar ah loola socdo xaaladooda, waxaana ay ugu baaqday hay’adaha in ay kaqayb qaataan taakuleynta qoysaska barakacayaasha ah ee ku nool magaalada Kismaayo.

Previous Post

Madaxweynaha oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dib u eegista dastuurka Dalka “SAWIRRO”

Next Post

Shir ku saabsan arrimaha Soomaaliya oo lagu qabtay Gobolka Minnesota

Next Post
Shir ku saabsan arrimaha Soomaaliya oo lagu qabtay Gobolka Minnesota

Shir ku saabsan arrimaha Soomaaliya oo lagu qabtay Gobolka Minnesota

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In