Saturday, March 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha oo u hambalyo u diray Guddoomiyaha baarlamanka maamulka cusub ee HirShabeelle

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha dalka oo kahadlay caqabadaha hortaagan dalalka qaaradda Afrika
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 14, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Qaadaysa Tallaabo Muhiim ah oo ay Kaga Mid Noqonayso Silsiladaha Caalamiga ah ee Macdanta Muhiimka ah

March 13, 2026
Muqdisho, 13 October 2016 (Villa Somalia)– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee baarlamanka maamulka cusub ee HirShabeelle oo maanta lagu doortay magaalada Jowhar oo ah xarunta maamulkaasi.
“Doorashada guddoonka baarlamanka ee maamulka cusub ee HirShabeelle waa guul taariikhi ah oo u soo hoyatey shacabka gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ee maamulkan dhistay. Waxay tani qeyb ka tahay dhameystirka maamulka ay yeelanayaan labadan gobol”, ayuu yiri Madaxweynaha.
Waxaa uu xusay in nidaamka baahinta xukunka ee dalka ka socda uu yahay mid adeegyada kala duwan ee bulshada u dhoweynaya shacabka.
“Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay idin la qeybsaneysaa farxadda horumarka la taaban karo ee laga gaaray dhameystirka dhismaha maamulka HirShabeelle. Waxaan idin caddeynayaa in Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ay idin garab taagan tahay. Dhismaha maamulkan waxaa uu idin sahli doonaa inaad heshaan dhammaan xuquuqaha ay leeyihiin maamullada kale ee dalka ka jira”.
Madaxweynaha ayaa ugu dambeyn ugu baaqey maamulkan cusub ee HirShabeelle inuu kaalinta kaga aaddan ka qaato hannaanka doorashada 2016-ka ee dalka ka socda.
———————-DHAMMAAD——————–
Previous Post

Maalinta Aragga Adduunka oo laga xusay Muqdisho

Next Post

Guddoomiye Jawaari Oo Ka Qeybgalay Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Hirshabelle, Kulamana La Qaatay Odayaal “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiye Jawaari Oo Ka Qeybgalay Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Hirshabelle, Kulamana La Qaatay Odayaal “SAWIRRO”

Guddoomiye Jawaari Oo Ka Qeybgalay Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Hirshabelle, Kulamana La Qaatay Odayaal "SAWIRRO"

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 14, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Qaadaysa Tallaabo Muhiim ah oo ay Kaga Mid Noqonayso Silsiladaha Caalamiga ah ee Macdanta Muhiimka ah

March 13, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyada oo loo marayo Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta, ayaa saxiixday Heshiis Is-afgarad (MoU) oo ku saabsan...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo khadka telefonka kula hadlay dhiggiisa Dalka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo khadka telefonka kula hadlay dhiggiisa Dalka Qatar

March 13, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa khadka taleefanka kula hadlay Ku-xigeenka Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka...

Wasiirka Xuquuqul Insaanka XFS oo Geneva ku guddoomisay kulan looga hadlayay Horumarinta Xuquuqda Aadanaha

Wasiirka Xuquuqul Insaanka XFS oo Geneva ku guddoomisay kulan looga hadlayay Horumarinta Xuquuqda Aadanaha

March 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In