Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha oo Ubax dhigay taalada Daljirka Dahsoon-Sawirro

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo Ubax dhigay taalada Daljirka Dahsoon-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taalada  Daljirka Dahsoon degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho  ayaa waxaa isugu yimaaday dadweyne aad u fara badan oo ku labisnay dhar qurux badan oo laga tolay calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya,banbeyda Boliiska Soomaaliya mas’uuliyin kala duwan oo katirsan dowlada federaalka, Soomaaliya  iyo maamulka gobalka Banaadir,  si ay ugu dabaal dagaal 26 Juun oo ah   maalinti gobalada Woqoyi ee Soomaaliya ay ka xuroobeen gumestihii Ingiriiska isla maarkaan ku began markii ugu horeysay ee Calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya laga taago ciidda  Soomaaliyeed iyadoo xor ah.

Madaxweyanaha  Jamuuriyadda fedraalka Soomaaliya Mudane xasan Sheekh Maxamuud ayaa ubax dhigay taalada Daljirka Dahsoon isagoo dadweynihii  halkaasi isugu yimid la qeyb saday farxada maal mahan Xurinimada Soomaaliya

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Madaxweynaha ayaa salaan  sharaf ka qaatay ciidanka Boliska Soomaliyed.

Wasaiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee xukuumada Soomaaliya ahna gudoomiyaha gudiga qaban qaabada maal mahan xuriyada ayaa warbaahinta kula hadlay taalada Daljirka Dahsoon isagoo sheegay in ay sii socon doonan munaasadaha loogu dabaal dagaayo maal maha Xuriyada.

Wasiirka wasaarada Warfaafinta ee dowlada Soomaaliya ayaa umadda Soomaaliyed ugu baaqay in loo istaago Midnimada  Qaranka Soomaliyed.

26 Juun 27 Juun iyo 1da July ayaa ah maalma dadka Soomaaliyed aysan ilaabi karin waa maal maha ay umadda Soomaaliyed ay dhisten qaran key soo biirey dunida horUmartay  maal mihii ay ka xuroobeen gumeystayaashi Talyaaniga,Ingiriiska iyo Faransiiska  marka la gaaro maal mahaasi xuriyada waxaa gudaha dalka iyo diba lagu qabtaa munaasado loogu dabaal dagaayo xuriyada dalka iyadoo wadooyinka goobaha ganacsiga iyo guryahaba lagu xardho  calanka Soomaaliya si loo muujiyo in ay tahay maalmo farxadeed.

1 2 3 4

Previous Post

Arday ka tirsan Jaamacadda SIU oo sanad waxbarasho ah ku soo qaatay dalka Uganda “Sawirro”

Next Post

Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geerida G/Sarre Cabdulqaadir Xaaji Maxamed

Next Post
Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geerida G/Sarre Cabdulqaadir Xaaji Maxamed

Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geerida G/Sarre Cabdulqaadir Xaaji Maxamed

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In