Sunday, October 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha oo ugu Hambalyeeyay maamullada Galmudug iyo Hirshabeelle Doorashada Labada Aqal

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha โ€˜โ€™Waxaan ku baaqayaa in deg-deg loo joojiyo dagaalka ka socda Gaalkacyo”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay doorashooyinka Aqalka Hoose ee ka billowday Magaalada Cadaado ee Dowlad Gobolleedka Galmudug iyo Doorashooyinkii Aqalka Sare oo magaalada Jowhar ee Dowlad Gobolleedka Hirshabelle shalay si guul ah ugu soo gabagaboobay.

Madaxweynaha ayaa marka hore ugu hambalyeeyey Madaxda, Xidhibaanada iyo shacabka Dowlad Gobolleedka Hirshabeelle hanaanka dimuqraadiyadda leh ee uu baarlamaanka Hirshabeelle u doortay xildhibaanada Aqalka sare u matali lahaa.

โ€œ Waxaan rabaa in aan u hambalyeeyo, Madaxweynaha , Madaxweyne xigeenka, Guddoonka Baarlamaanka, Xildhibanaada iyo dhammaan shacabka Dowlad Gobolleedka Hirshabeelle oo ku guuleysatay in ay doortaan Aqalka Sare maalinti shalay. Waa tallaabo dhiira-gelin leh in Dowlad Gobolleedka Hirshabeelle oo dhowaan curtay inuu doortay xubnahii u matali lahaa Aqalka Sareโ€ ayuu yiri Madaxweynaha.

Dhan kale kale Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey hambalyana u diray dowlad Gobolleedka Galmudug oo maanta bilowbay doorashooyinka Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

โ€œ Sidoo kale, waxaan hambalyo u dirayaa Dowlad Gobolleedka Galmudug oo maanta billowbay doorashooyinka Aqalka Hoose ee Baarlmaanka Federaalka Soomaaliya, Madaxweynaha, Madaxweyne ku xigeenka, Baarlmaanka Galmudug iyo dhammaan shacabka Galmudug ,waxaan leeyahay tallaabo muhiim ah ayaad u qaadeen dhanka horumarka dalkaโ€ ayuu yiri Madaxweynaha.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa u mahadceliyey Guddiga Doorashooyinka ee heer Dowlad Goboleed iyo heer Federaal oo in muddo ah waday qorshaha Hannaanka Doorashooyinka 2016 oo maanta ku guuleystay in doorashooyinka xubnaha Aqalka Hoose ay ka bilowdaan goobihii lagu ballamay.
Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa uga mahad celiyey hanaanka ay u socdaan doorashooyinka Aqalka Hoose dowlad Gobolleedyadda, Puntland, Jubbaland iyo Koonfur Galbeed oo horrey u billowbay doorashooyinka Aqalka Hoose ee Baarlamaanka.

Ugu dambeyntii Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ugu hambalyeeyey dhammaan ummadda Soomaaliyeed sida habsamida ah ee ay doorashooyinka Aqalka Hoose ee Baarlamaanka federaalka uga socdaan dalka Soomaaliya islamarkaana u rajeeyey in inta ka harsan doorashooyinka in si guul ah Alle ugu soo idleeyo.

Previous Post

Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyey geeridii Marxuum Dr. Hassan Haji Ali Mire

Next Post

R/wasaare ku-xigeenka oo shir gudoomiyay kulan looga hadlayay Qorshaha Horumarinta Qaranka+Sawirro

Next Post
R/wasaare ku-xigeenka oo shir gudoomiyay kulan looga hadlayay Qorshaha Horumarinta Qaranka+Sawirro

R/wasaare ku-xigeenka oo shir gudoomiyay kulan looga hadlayay Qorshaha Horumarinta Qaranka+Sawirro

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

October 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta u amba baxay magaalada...

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

October 24, 2026
0

Ciidamada Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In