Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Puntaland oo maanta gaaray Kismaayo”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Puntaland oo maanta gaaray Kismaayo”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dawladda goboleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay u ambabaxay magaalo Madaxda maamulka Jubbland ee Kismaayo.

Wasiiro katirsan xukuumada maamulka Puntland, Isimo, Xildhibaano , Waxgarad ayaa qeyb ka ah wefdiga uu hogaamaaminayo Madaxweynaha Dawladda goboleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo casumaad rasmi ah ka helay Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Garoonka diyaaradaha ee Magaalo Madaxda Puntland ee Garoowe ayaa Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa ku sii dhaweeyey Madaxweyne ku
xigeenka Maamulka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey, Wasiiro, Xildhibaano, Waxgarad , Maamulka Gobolka Nugaal iyo kan Degmada Garoowe iyo masuuliyiin kale.

”Waxaa maanta farxad weyn noo ah wefdi aan hogaaminayo oo ka kooban Golayaasha Dawladda iyo isimada Puntland in aanu u ambabaxayno magaalo madaxda Jubbaland ee kismaayo, waxaana u soconaa inaanu adkayno xiriirka u dhaxeeya labada dawladood Puntland iyo Jubbaland” Ayuu yiri Madaxweyne Gaas.

Madaxweyne Gaas ayaa tilmaamay in Dawladda goboleedka Puntland iyo Maamulka
Jubbaland ay ku midaysan yihiin adkaynta midnimada iyo wada-jirka umadda Soomaaliyeed si looga baxo dhibka muddo badan soo jiitamayey ee kajira Soomaaliya.

Wafdiga Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa ay gaareen magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose waxaana halkaasi si diiran ugu soo dhaweeyay mas’uuliyiinta maamulka Jubaland iyo dadweynaha aad u badan.
24

DSC00777

DSC00780

DSC00782

DSC00783

DSC00794

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Siihayaha Safaaradda Qatar ee Soomaaliya”SAWIRR”

Next Post

Ra’iisul wasaaraha dalka oo ka qeybgalay shirka Hiigsiga cusub

Next Post
RW Sharma’arke:  “Dagaallada ku soo noq-noqday Deefow iyo Xarardheere waa kuwo aan loo qiil dayi karin”

Ra’iisul wasaaraha dalka oo ka qeybgalay shirka Hiigsiga cusub

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In