Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Puntland Oo Dhaggax Dhigay Wadadda Isku Xirto Magaalooyinka Sheerbi, Dhahar,Xingalool

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Puntland Oo Dhaggax Dhigay Wadadda Isku Xirto Magaalooyinka Sheerbi, Dhahar,Xingalool
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowladda Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku soo gaaray Degmada Dhahar ee Xarunta Gobalka Haylaan, ayaa dhaggax dhigay Waddo Isku xiri doonta magaalooyinka Sheerbi, Dhahar iyo Xingalool.

Madaxweynaha Puntland, ayaa muujiyey muhiimada ay u leedahay Puntland dhaggax dhiga wadadan, isagoo xusay in Wadadan ay dadka Gobalka Haylaan ku xireyso Gobollada kale ee Puntland isla markaana ay ka qeyb qaadan doonto, Horumarka, Kobcinta ganacsiga iyo dhoofinta Xoolaha.

Related posts

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026

Wadadan oo dhererkeedu yahay 55Km ayaa waxaa iska kaashaday Dowladda Puntland iyo Banggiga African Development Bank, Save The Children iyo urur Goboleedka IGAD. Waxaana maanta toos loo billaabay dhismaha Wadadan oo qorshuhu yahay in wakhti kooban lagu dhameystiro.

Munaasabadda dhaggax dhiga waxaa Madaxweynaha kala qeybgalay Suldaan Maxamed Cabdullaahi Cartan, Mas’uuliyiinta Wasaaradda Howlaha Guud iyo Hay’adda Waddooyinka Puntland, Shirkadda dhisaysa Waddada iyo Madax ka socota Banggiga African Development Bank, hay’adda Save The Children iyo  IGAD, qaar ka mid ah xubnaha Goleyaasha Dowladda Puntland, Mas’uuliyiinta Gobolka Haylaan iyo Bulshada Degmada Dhahar.

Previous Post

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Oo Boggaadiyay Howlgalada Ka Socda Gobalka Hiiraan

Next Post

Isku Duwaha Xafiiska Ergayga Abaaraha Oo Deeq Ku Wareejiyay Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS

Next Post
Isku Duwaha Xafiiska Ergayga Abaaraha Oo Deeq Ku Wareejiyay Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS

Isku Duwaha Xafiiska Ergayga Abaaraha Oo Deeq Ku Wareejiyay Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa ka degay Garoonka Diyaaradaha Shaati Gaduud ee magaalada...

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
0

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa caawa 06:00 PM ciyaar adag oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In