Wednesday, April 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Somalia oo kormeerray Terminalka cusub ee garoonka Muqdisho(Sawirro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka, Xulashada
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tagay Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho oo dib u dhis ballaaran lagu sameeyey, qeyb ka mid ahna ay weli ka socdaan.

Madaxweyne Xasan  Sheekh  Maxamuud, ayaa waxaa kormeerkiisa ku wehliyey sii haya wasiir ku xigeenka Duuliska iyo Hawada ee Soomaaliya, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kormeerkiisa ku bilaabay Terminal-ka cusub ee laga dhisay garoonka Aadan Cabdulle, kaas oo ay dhistay Shirkadda Favori ee dalka Turkiga laga leeyahay, madaxweynaha ayaa war-bixinno ku aaddan dhismaha Tirminaalkaas ka dhageystay Injineerrada howsha wada, isagoo u muujiyey Injineerrada iyo madaxda shirkadda Favori  in dowladda Soomaaliya ay raali tahay horumarka dhanka dhismaha ah ee garoonka Muqdisho laga sameeyey.

Related posts

MARWADA MADAXWEYNAHA JFS OO DEEGAANKA JAZIIRA  QADO UGU SAMEEYSAY  CARRUUR AGOON AH OO AY GACANTA KU HAYSO

MARWADA MADAXWEYNAHA JFS OO DEEGAANKA JAZIIRA QADO UGU SAMEEYSAY CARRUUR AGOON AH OO AY GACANTA KU HAYSO

April 28, 2026
Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

April 28, 2026

 Madaxweynaha  Jamhuuriyadda  Federaalka Soomaaliya oo la hadlayey warbaahinta ayaa yiri, “waxaan aad  u boggaadinayaa horumarrada dalka ka socda gaar ahaan dhismaha Terminaalkan cusub ee  garoonka Muqdisho oo aan dhihi karo waxa uu tusaale cad u  yahay  horumarka ay dowladdu sameeysay, sidoo  kale waxaan soo kormeerray dhammaan qeybaha Tirminaalkan oo ay ku jiraan dhammaan inta uu leeyahay garoonka diyaaradeed oo heer caalami ah, waana arrin lagu  farxo”.

Sidoo kale madaxweynaha Somalia, ayaa sheegay in garoonkan uu la mid yahay kuwa caalamiga ah, masuuliyadda koowaadna  saaran tahay Shacabka Soomaailyeed oo looga baahan yahay in ay ilaaliyaan dhismaha, “waxaa uu garoonka leeyahay adeeg dhammeystiran, dhanka ammaanka ayaana aad u ammaanayaa sida looga shaqeeyey, ayuu hadalkiisa ku gabagabeeyey madaxweynaha Somalia.

Shirkadda garoonka Muqdisho dhiseysa ee laga leeyahay dalka Turkiga masuuliyiinteeda ayaa sheegay in muddo laba bilood gudahood uu si ramsi ah u howlgeli doona Terminal garoonka Muqdisho oo noqon doona mid wiji cusub u fura dhammaan horumarrada Somalia ka socda iyo kuwa ka dhici donna.

 


IB0A1282 IB0A1285 IB0A1300 IB0A1302 IB0A1323 IB0A1334 IB0A1337 IB0A1339 IB0A1343 IB0A1345
IB0A1348 IB0A1352 IB0A1354 IB0A1356 IB0A1358 IB0A1359 IB0A1360 IB0A1365 IB0A1370 IB0A1371 IB0A1374 IB0A1381 IB0A1385 IB0A1386 IB0A1390 IB0A1393 IB0A1401 IB0A1402 IB0A1406 IB0A1413 IB0A1414 IB0A1419 IB0A1422 IB0A1425 IB0A1426 IB0A1427
IB0A1431 IB0A1432 IB0A1433 IB0A1434 IB0A1438 IB0A1441 IB0A1443 IB0A1447 IB0A1448 IB0A1457 IB0A1458 IB0A1461 IB0A1462 IB0A1465 IB0A1466 IB0A1484 IB0A1488 IB0A1489 IB0A1491 IB0A1492 IB0A1493 IB0A1499 IB0A1502 IB0A1503 IB0A1508 IB0A1511 IB0A1515 IB0A1532 IB0A1543 IB0A1552 IB0A1553 IB0A1556 IB0A1568 IB0A1579 IB0A1580 IB0A1584 IB0A1588 IB0A1589

Previous Post

Xarunta Waaxda Taleex ee degmada Hodan oo dib loo howlgeliyay “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso Warka habeennimo ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso Warka habeennimo ee Radio Muqdisho

MARWADA MADAXWEYNAHA JFS OO DEEGAANKA JAZIIRA  QADO UGU SAMEEYSAY  CARRUUR AGOON AH OO AY GACANTA KU HAYSO

MARWADA MADAXWEYNAHA JFS OO DEEGAANKA JAZIIRA QADO UGU SAMEEYSAY CARRUUR AGOON AH OO AY GACANTA KU HAYSO

April 28, 2026
0

Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sahro Cumar Xasan ayaa maanta booqasho ku tagtay deegaanka Jaziira, halkaas oo ay qado ugu...

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

April 28, 2026
0

HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Jibriil...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

April 28, 2026
0

Muqdisho,Talaado, 28 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

April 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqday Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In