Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Soomaaaliya oo baaq u jeediyey gudiga doorashooyinka Dadban ee Soomaaliya.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha dalka oo kahadlay caqabadaha hortaagan dalalka qaaradda Afrika
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay khudbad ka jeediyey xafladii caleema saarka ee madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa waxa uu fariin baaq ah u soo jeediyey gudiga doorashooyinka dadban ee Soomaaliya.

Madaxweyanaha ayaa ugu baaqay gudiga doorashooyinka in ay xooga saaraan sidii ay doorashada ugu dhici lahayd waqtigii loogu tala galay waxa uuna xusay in aysan dowlada federaalka ah ee Soomaaliya aysan marnaba raali ka ahayn in ay hal maalin dib uga dhacdo doorashada xiligii loogu talagalay.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dhanka kale madaxweyne Xasan Sheekh ayaa  hambalyo iyo bogaadin usoo jeediyey Gudigayada doorashooyinka dadban heer qaran iyo heer gobolba waxa uuna ku aamaay dadaalka xoogan ee ay ugu jiraan sidii ay waqtigii loogu talagalay ugu dhici lahayd doorashooyinka dalka.

Gudiga doorashooyinka ayaa ku guuleysatay soo xulista  inta badan xubnihii  ka mid noqon lahaa aqalka sare ee dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya.

Previous Post

Bandhig dhaqameed lagu qabtay London +Sawirro

Next Post

Dowladda Turkiga oo gawaari nooca aan rasaasta karin ugu deeqday Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed(Sawirro)

Next Post
Dowladda Turkiga oo gawaari nooca aan rasaasta karin ugu deeqday Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed(Sawirro)

Dowladda Turkiga oo gawaari nooca aan rasaasta karin ugu deeqday Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed(Sawirro)

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In