Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Daawo Sawirrada: Madaxweynaha oo ka qeybgalay xuska munaasabadda 26-ka Jun

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Keyd Hore, Wararka
0
Daawo Sawirrada: Madaxweynaha oo ka qeybgalay xuska munaasabadda 26-ka Jun
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu xusayay 56 guurada ka soo wareegtay markii calan Soomaaliyeed laga taagay dhul Soomaaliyeed, isla markaana gobollada Waqooyi ay xornimada ka qaateen gumeystihii Ingiriirka ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynah Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Raโ€™iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, xubno ka tirsan labada gole ee dowladda, saraakisha ciidanka qalabka sida, maamulka gobolka Benaadir iyo marti sharf kale.

Xafladda oo si heer sare ah loo soo agaasimay, ayaa fanaaniinta Hobollada Qaranka Waaberi, waxa ay madashada ku soo bandhigeen suugaan ka hadlaysa todobaadka xoriyadda.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Dastuurka XFS oo soo saartay Bayaan Dadweyne

March 5, 2026
Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965ย 

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965ย 

March 5, 2026

Jeneraal Jaamac Maxamed Qaalib oo xilal kala duwan ka soo qabtay dowladdii dhexe ee dalka ayaa sheegay in munaasabadaan ay qiimo weyn ugu fadhido guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale iyo Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiskaย  Maxamed Cabdi Xayir Maareeya oo ahaa hormuudkii soo qaban qabaiyay munaasabadan oo ka hadlau goobta ka jeediyay ayaa sheegay in bulshada Soomaaliyeed looga baahanyahay inay ka shaqeeyaan midnimada Ummadda Soomaaliyeed.

Raโ€™iisul wasaare ku-xigeenkaย  Xukuumadda Somaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeyay munaasabadda 26-June, isagooย  tilmaamay in Ummadda Soomaaliyeed ayย  u midoobaan sidii ay u hanan layaaeen amniga dalka.

Madaxweynah Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu horeyn Ummadda Somaaliyeed ugu hambalyeeyay 56 guuradii ka soo wareegtay markii gobolada Waqooyi ay xornimada ka qaateen gumeystihii Ingiriiska.

โ€œCaawa iyo muhiimadda ay leedahay xafladan waa laga hadlay, Raโ€™iisul wasaare ku-xigeenkuna wuu ku mahadsanyahay sida uu noogu taabtay taariikhda loo soo maray maanta oo kale, Sooamaaliya, 1960-kii calanka caawa oo kale la taagay isago xor ah waa arrin farxad leh inaan xusnoโ€ayuu yiri Madaxweynaha.

Madaxweynaha ayaa sheegay in loo baahaynayay in bulshada Soomaaliyeed ay la yimaadaan garowshiyo ku aadan dhibta walaalaha waqooyi gaaray, xoogana la saaro ka shaqeynta midnimada Ummadda Soomaaliyeed.

โ€œWaxbaa naga qaldamay, wixii naga qaldamay inaan saxno unbaa diyaar u nahay, mana rabno qalad horey u dhacay, markale inay soo laabato, waxaana diyaar u nahay inaan ka wada shaqeyno midnimada Ummadda Soomaaliyeedโ€ ayuu yiri Madaxweynaha Soomaaliya oo hadalkiisa ku soo gabo gabeeyay โ€œSOOMAALIYA HA ISRAACDO, SOOMAALIYA HA MIDOWDO, SOOMAALIYA WAY NOOSHAHAYE LAAKIIN WAXAAN LEENAHAY HA MIDOWDO OO HA IS RAACDOโ€

IMG_2996IMG_2983IMG_2949 IMG_2951 IMG_2956 IMG_2959 IMG_2973 IMG_2974 IMG_2980 IMG_2982 IMG_2984 IMG_2987 IMG_2990 IMG_2998 IMG_3006 IMG_3008 IMG_3014 IMG_3016 IMG_3019 IMG_3020 IMG_3024 IMG_3026 IMG_3031 IMG_3033 IMG_3035 IMG_3036 IMG_3042 IMG_3006IMG_3008IMG_3011IMG_3050IMG_3052 IMG_3057 IMG_3060 IMG_3061 IMG_3062 IMG_3064 IMG_3065 IMG_3067 IMG_3069Sawir Qaade:- Maxamed Cabdiweli Maxamed

Previous Post

Tartamayaasha degmada Boosaaso oo caawa u soo gudbay wareegga saddexaad “SAWIRRO”

Next Post

Maxkamad ku taalla Britain oo xabsi daa’in ku xukuntay wiil Soomaaliyeed oo dilay xaaskiisii

Next Post
Maxkamad ku taalla Britain oo xabsi daa’in ku xukuntay wiil Soomaaliyeed oo dilay xaaskiisii

Maxkamad ku taalla Britain oo xabsi daa'in ku xukuntay wiil Soomaaliyeed oo dilay xaaskiisii

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Dastuurka XFS oo soo saartay Bayaan Dadweyne

March 5, 2026
0

๐๐€๐˜๐€๐€๐ ๐ƒ๐€๐ƒ๐–๐„๐˜๐๐„ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐๐๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐‰๐…๐’ ๐Š๐ฎ ๐’๐š๐š๐›๐ฌ๐š๐ง ๐€๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐š๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐‰๐š๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐…๐ž๐๐ž๐ซ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha...

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965ย 

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965ย 

March 5, 2026
0

Muqdisho, 05 Maarso 2026 โ€“ Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur,...

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

March 5, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 05 Maarso 2026 โ€“ Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, kaas...

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay Ansixintaย  dhammeystirka Dastuurka JFSย 

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay Ansixintaย  dhammeystirka Dastuurka JFSย 

March 5, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa si diirran u soo dhoweysay ansixinta ay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku meel mariyeen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In