Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha oo shacabka ka Codsaday in ay la shaqeeyaan Maamulka Gobolka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo ka digay musuqa iyo ku takri falidda shaqaalaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka  Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Banaadir in ay la shaqeeyaan Guddoomiyayaasha dagmooyinka gobolka si horumarka looga wada shaqeeyo.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlayay dib u howlgalinta Xaruntii Dowladda hoose ee xammar ayaa guud ahaan kula dar-daarmay Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka banaadir inay iskaashadaan islamarkaana ay ka fikiraan Danahooda si loo Adgeeyo Ammaanka Magaalada  Muqdisho iyaga oo la shaqaynaya Maamulka gobolka.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

“Dadweynaha Daggan Gobolka Banaadir  hala shaqeeyaan Mamuladaas Dhallinyarada ah ee fir-fircoon Afar iyo labaatanka saac labaatan saacadood oo ka mid ah shaqeyn gara,  ubareeray qatarta Magaalada ka jirta,  intooda badan maaha askar waa dhallinyaro waxku soo bartay xabbad iyo dhibaato waa mahadsantihiin dhallinyaradeena istaagtay aan la shaqayno. Ayuu yiri Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh.

Dhanka kale Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dadka Soomaaliyeed u sheegay in Dhismaha dalka  laga rabo dadka isagoo ugu baaqay in qofkasta dhismaha dalka uu mas’uuliyad gaar ah ka saaranyahay

“Xoog iyo dhaqaale waa inaad ku bixisaan dhismaha iyo horu gaca dhaqaalaha dalkeenna, xooluhu wuxuu macna samaynayaa marka aad ku haysato meelo ammaan ah ,xoolaha dalkaan uu leeyahay ee dibadda jira waxaan ugu baqayaa dadka Soomaaliyeed in dhaqaalahaas dalkooda keenaan” ayuu yiri Madaxweynaha.

 

 

Previous Post

Ciidammada amaanka oo saaka fashiliyay weerar argagixiso

Next Post

Barlamaanka oo Su’aalo waydiinaya Wasiirka Maaliyadda

Next Post
Barlamaanka Soomaaliya oo u coddayndoona meelmarinta Golaha wakiillada maamulka KMG’ka jubba

Barlamaanka oo Su'aalo waydiinaya Wasiirka Maaliyadda

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In