Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya iyo Amiirka dalka Qatar ayaa qadka Telefoonka uga wada hadlay xoojiintaiyo horumarinta xiriirka labada dal.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta qadka teefoonka kula hadlay amiirka dowladda Qatar Shiikh Tamiim bin Xamad Al-thani.
Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka Qatar ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo Arrimaha gobalka.