Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Suudaan oo booqday Suuriya 8-sano ka dib.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Suudaan oo booqday Suuriya 8-sano ka dib.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dalka Suudaan  Omar Hassan Al-Bashir ayaa noqday hoggaamiyihii ugu horeeyay ee booqda magaalada Dimishiq ee daka Suuriya tan iyo markii uu dalkaasi ka bilowday dagaalada sokeeeye ku dhowaad 8-sano ka hor.

Wakaaladda Wararka Suuriya ee SANA ayaa sheegtay in Madaxweyne Al-Bashir si weyn loogu soo dhoweeyay Gegida Diyaaradaha ,isla markaana uu soo dhoweeyay Madaxweyne Bishaar al-Asad ka hor inta aysan labada madax u ambabixin qasriga Madaxtooyada.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Labada hoggaamiye waxa ay ka wadahadleen xiriirka labada dhinac,xaaladaha iyo rabshadaha ka dhexjira qaar ka mid ah dalalka Carabta,sida ay xaqiijisay Madaxtooyada Suuriya.

Madaxweyne Al-Bashir ayaa rajo ka muujiyay in sida ugu dhaqsaha badan uu u soo laaban doono kaalintii dalka Suuriya uu ku lahaa gobolka,wuxuuna xaqiijiyay dalkiisa in uu bixin doono taagero kasta oo muhiim u ah dalkaasi.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho.

Next Post

W/Kuuriya oo ka jawaab celisay xayiraad uu Mareykanka ku soo rogay saraakiil Pyongyang ka tirsan

Next Post
W/Kuuriya oo ka jawaab celisay xayiraad uu Mareykanka ku soo rogay saraakiil Pyongyang ka tirsan

W/Kuuriya oo ka jawaab celisay xayiraad uu Mareykanka ku soo rogay saraakiil Pyongyang ka tirsan

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In