Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Turkiga oo ka degay Jabuuti “DAAWO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Turkiga oo ka degay Jabuuti “DAAWO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Turkiga Racep Tayyib Erdogan ayaa ka degay magaalada Jabuuti ee caasimadda waddanka Jabuuti, isagoo sii wata socdaalka uu ku marayo dalalka geeska Afrika.

Madaxweynaha Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo masuuliyiin kale ayaa ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ayado wada hadallo ku saabsan iskaashiga labada dal ay wada yeelan doonaan labada madaxweyne.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Shirkooda ayay ku daah furi doonaan heshiis cusub oo dhaqaale oo u dhaxeeya Jabuuti iyo Turkiga, ayadoo Turkigu uu mashaariic horumarineed ka fulin doono Jabuuti.

Madaxweynaha Turkiga Racep Tayyib Erdogan ayaa socdaalkiisa ku imaan doona magaalada Muqdisho ee caasimadda waddankeena, socdaalkaas ayaa dib u dhacay markii uu geeriyooday boqorkii dalka Sucuudiga, Boqol Cabdallada Bin Cabdalcaziiz oo uu janaasadiisa uga soo qeyb galay Sucuudiga.

Dowladda Turkiga ayaa kaalmo bani’aadamnimo iyo mashaariic horumarineed ka fulisay Soomaaliya, Madaxweyne Erdogan ayaa xarigga ka jiri doona qeyb cusub oo lagu kordhiyay garoonka diyaaradaha Muqdisho, isagoo booqan doona xarumo caafimaad iyo goobo waxbarasho oo ay hirgalisay dowladda Turkigu.

Sanadkii 2011-ka ayuu mudane Racep Tayyib Erdogan yimid magaalada Muqdisho isagoo ahaa Ra’iisul-Wasaare. Wuxuuna sheegay in Soomaaliya ay ka fulin doonaan mashaariic dib u dhis ah, kaalmona ay u fidin doonaan dadka Soomaaliyeed.

DAAWO

Previous Post

Madaxweynaha Dalka Oo Goor Dhow Gaaray Boqortooyada Sacuudiga

Next Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In