Wednesday, September 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Turkiga oo uga baaqay dunida Muslimka ah in ay u midoobaan dagaalka ka dhanka ah argagixisada

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Turkiga oo uga baaqay dunida Muslimka ah in ay u midoobaan  dagaalka ka dhanka ah argagixisada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

IStanbul:-Madaxwynaha dalka Turkiga Rajeb Dayid Erdogan ayaa uga baaqay dunida Muslimka ah in ay u midoobaaan dagaalka lagula jiro argagixisada.

โ€œMuslim ahaan,ย  Waxaa inoo yaala howl muhiim ah inaan bar-bar istaagno dagaalka ka dhan ah kooxaha argagixisada sida Daacish, Al-qacida, Boko Xaram iyo Al-Shabaab kuwaasi oo waxyeelada uga weyn u gaysanaya Muslimiinta iyaga oo adeegsanaya magaca Islamkaโ€ ย sidaas waxaa yiri Madaxweyne Erdogan oo ka hadlayey munasabad ka dhacday Istanbul shalay.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 22, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026

Madaxweynaha ayaa ย yiri โ€œMuslimiinta waa in ay door-weyn oo muhiim ah ka ciyaaraan difaaca diintooda oo uu sheegay in si xun loo adeegsanayo, haddii aan Muslimiinta waxba ka qaban oo ah iney ka hortagaan ururada argagixisada dhamaan fara-gelinta saamaynta ku leh diinteena waa ay soconaysaa ayuu ku daray hadalkiisaโ€.

Madaxweynaha Turkiga ayaa sidoo kale aad u weeraray siyaasadda dawlada Ruska oo iyada qayb ka ah dagaalka ka dhanka ah kooxda Daacish oo ku xooggan dalalka Syria iyo Ciraaaq, si gaar ah joogitaan Ruushka ee dalka Syriya, waxaana labadan dowladood weli ka dhex taagan khilaaf ka dhashy diyaarad dagaal oo uuย  Ruushka lahaa ou uu Turkiga soo riday bishii hore.

Waxaana hadalka Madaxweyne Erdogan uu imaanayaa xilli sannadkan 2015 ee dhamaanaya oo kaliya ay ururada agagixisada Daacish, Boko Xaram iyo Al-Shabaab ay gaysteen dilal kumanaan kun oo badankood ah Shacab muslimiin ah oo waxba galabsan, balse lama oga jawaabta ay ka bixin doonaan dunida Muslimka ee uu baaqa u diray, madaxweynaha Turkiga

Inkasta oo 34 dal oo ay Sacuudiga horumuud u tahay ay sheegeen horaantii bishan in ay yeesheen isbahaysi la dagaalamayaย  kooxaha argagixisada.

WD: Maxamed Cisman Cabdi โ€œBlack Cobraโ€

Previous Post

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta oo ka hadashay habka wadaaga wax soo saarka kheyraadka dalka

Next Post
Jawaabta Dowladda Federaalka ee ku aaddan baarista SOMA

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta oo ka hadashay habka wadaaga wax soo saarka kheyraadka dalka

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 22, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay furitaanka Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In