Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Uganda oo ku baaqay shir xaaladda Ethiopia ku saabsan

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Uganda oo ku baaqay shir xaaladda Ethiopia ku saabsan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa hogaamiyeyaasha bariga Afrika ugu baaqay in 16 bishan November ay isugu yimaadaan shir looga arrinsado xaaladda dalka Ethiopia oo colaadaha ka jiraan, sida uu khamiistan maanta ah sheegay sarkaal sare oo ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda.

“Madaxweyne Museveni wuxuu ra’isul wasaare Abiy Axmed kala hadlay xaaladda Ethiopia isagoo walaac ka muujiyay in TPLF diideen in ay wadahadal galaan si xabbadda loo joojiyo, waan ka walaacsan nahay,” ayuu yiri wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Okello Oryem oo la hadlay wakaaladda wararka Reuters.

Related posts

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026

Dalka Ethiopia waxaa ka dhacayay dagaal u dhexeeyay dowladda iyo mucaaradka TPLF kaas oo sanad ka hor ka bilowday gobolka Tigrey ee waqooyiga dalkaas.

Maalmihii la soo dhaafay TPLF ayaa la wareegtay magaalooyin muhiim ah oo ku yaala is maamulka Amxaarada, ra’isul wasaare Abiy oo ka jawaabayay horumarka ay TPLF ayaa shacabka ugu baaqay in ay hubkooda qaataan isla markaana ka hor tagaan waxa uu ugu yeerey argagaxisada TPLF.

Previous Post

Wasaaradda Batroolka XFS oo hadashay sicir bararka qiimaha Shidaalka soo galo Dalka.

Next Post

Ra’isul wasaaraha oo ka qeybgalay munaasabad lagu dalacsiiyay saraakiil ka tirsan booliiska +Sawirro

Next Post
Ra’isul wasaaraha oo ka qeybgalay munaasabad lagu dalacsiiyay saraakiil ka tirsan booliiska +Sawirro

Ra'isul wasaaraha oo ka qeybgalay munaasabad lagu dalacsiiyay saraakiil ka tirsan booliiska +Sawirro

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In