Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni hambalyo u soo diray Madaxweynaha Soomaaliya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni hambalyo u soo diray Madaxweynaha Soomaaliya

Ugandan President Yoweri Kaguta Museveni gestures as he addresses delegates during the first India-Africa Forum Summit in New Delhi on April 9, 2008. India sought to deepen strategic and economic ties with resource-rich Africa as it held its first summit meeting with African leaders and sweetened the pot by offering financial help.Indian Premier Manmohan Singh, playing host to the presidents of five African states and senior leaders of nine other countries, announced export tariffs cuts that he said would benefit 34 of Africa's 53 countries. AFP PHOTO/Findlay KEMBER

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn
Ugandan President Yoweri Kaguta Museveni gestures as he addresses delegates during the first India-Africa Forum Summit in New Delhi on April 9, 2008. India sought to deepen strategic and economic ties with resource-rich Africa as it held its first summit meeting with African leaders and sweetened the pot by offering financial help.Indian Premier Manmohan Singh, playing host to the presidents of five African states and senior leaders of nine other countries, announced export tariffs cuts that he said would benefit 34 of Africa's 53 countries.     AFP PHOTO/Findlay KEMBER
Ugandan President Yoweri Kaguta Museveni 

Mudane,

Waxaan ku faraxsanahay, anigoo ku hadlaaya magaca dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Uganda iyo farxad ii gaar ah, inaan idiin Gaarsiiyo salaan dhiiran iyo hambalyo shakhsi guushiidoorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Mudane, doorashada lagu doortay waxay marag cad u tahay aaminaadda iyo kalsoonida shacabka Soomaaliyeed ay kuu hayaan iyo rajada weyn ee mustqaqbalka Soomaaliya iyo gobolkaba.

Wakhti dheer ayay Soomaalidu nabad iyo horumar baadi goob ugu jirtay. Uganda ayaa garab taagan Soomaaliya si loo helo nabad waarta iyo xasiloonida walaalaheena Soomaaliyeed. Waxaan, sidaas darteed, aan isku halaynaynaa hoggaankaadasi ad u qaadaan tallaabooyin macquul ah oo lagu xaqiijinayo nabad iyo horumar.

Soomaaliya waxay u baahan tahay hay’ado xoogan oo jiri kara wakhti dheer kana madax banaan shakhsiyaad iyo siyaasad kooxeed – Hay’ado oodalka horumar u keeni kara. Kuwaasi waxaa ka mid ah booliska, ciidamada qalabka sida, hay’adaha rayidka iyo hay’adaha maaliyadda, iyo kuwo kale.  Waxaad sameyn kartaa wixii aan sameynayxiliyadii hore ee kacaanka –Inad abuurto dhaqdhaqaaq arday.

Mudane, waxaan kuu rajeynayaa guul.

Fadlan iga aqbal hubaasha tixgelintayda ugu sareysa.

Yoweri Kaguta Museveni

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OF UGANDA

Previous Post

Saamaynta Abaarta oo korortay deegaannada gobolka Galgaduud

Next Post

Akhriso qormo xiiso badan: Soomaaliya waxaa u baryay waa cusub

Next Post
Akhriso qormo xiiso badan: Soomaaliya waxaa u baryay waa cusub

Akhriso qormo xiiso badan: Soomaaliya waxaa u baryay waa cusub

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In