Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saamaynta Abaarta oo korortay deegaannada gobolka Galgaduud

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
FAALO: Go’doominta Al-shabaab iyo Gaajada Shacabka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Saamaynta abaarta ka jirta gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa marba marka ka dambeeysa sii badanaysa, waxaana kordhaya dhibaatooyinka nololeed ee ka dhalanaya.

Deegaanda, Docoley, Dhagruur, Kaxandho, Qofsaar iyo Laasa-barin oo hoos yimaada degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa bulshada ku nool waxaa ka soo yeeraya cabasho lixaad leh oo la xiriirta dhibaatooyinka ka dhashay abaarta.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Nacfigii xoolaha laga heli jiray oo meesha ka baxay ayaa dadka ku keentay xaalad nafaqo dari, waxaana jira dad xoolihii ka dhamaadeen oo tuulooyinka iyo maagaalooyinka soo galay sida uu Radio Muqdisho u sheegay Xassan Cusmaan Ciid oo ka mid ah xoola dhaqatada degan deegaanka Laasa-barin oo Cadaado hoos yimaada.

Waxa uu sheegay in ay hadda u cabsi qabaan nolosha dadka haddii aan la helin gurmad beni’aadannimo oo deg deg ah, waxaana meelaha qaar ka jira cuduro ay ka mid yihiin shuban biyoodka iyo Jadeecada.

Inta badan gobolada dalka ayaan helin xilli roobaadka Dayrta, balse deegaanada gobolka Galgaduud ka tirsan ayaa iyaga waxaa u sii dheer inaysan sidoo kale helin Gugii ka sii horeeyay.

Previous Post

Qoysas abaarta ka soo barakacay oo deeq raashin ah loogu qeybiyay degmada Kaxda

Next Post

Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni hambalyo u soo diray Madaxweynaha Soomaaliya

Next Post
Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni hambalyo u soo diray Madaxweynaha Soomaaliya

Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni hambalyo u soo diray Madaxweynaha Soomaaliya

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In