Sunday, November 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha”waqti kororsi ma jiri doono dowladeyda

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheikh Maxmuud oo warbaahinta kula hadlayay xafiiskiisa ayaa ka hadlay  arrimo badan oo haatan dalka ka tagan sida siyaasada dowladda ee qorshaha hiigsiga 2016 arimaha maamul u sameynta gobalada dalka dhismaha ciidanka qaranka gudiyada madax banaan iyo arimaha dib u habeenta dastuurka dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa intaasi ku daray in ay jiraan in ka badan 300 oo aqooyahano Soomaaliyeed ah oo ku kala nool wadamada caalamka kuwaas oo iska soo  diiwaan giliyeen wasaarada arimaha gudaha si ay ugu mid noqdaan gudiyada madaxa banaan ee doorashooyinka iyo arimaha  dib u  eegista dastuurka.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Jowhar

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Jowhar

November 8, 2026
Weerar sababay khasaaro nafeed oo lagu qaaday saldhig ku yaalla dalka Colombia

Weerar sababay khasaaro nafeed oo lagu qaaday saldhig ku yaalla dalka Colombia

November 8, 2026

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxmuud ayaa sidoo kale sharaxaad ka bixiyay arimaha dorashooyinka waxaana uu sheegay in aysan dhaci doonin wax waqti kororsi ah oo marka la gaaro 2016 ka dalka laga qaban doono doorashooyin madaxtinimo

“waan ku celcelinay mar kale waan ku celineynaa wax kororsiimo ah ma jiraan 2016 waqtiga dowladaani markii uu dhamaado dowladii badalilahayd ayaa imaaneysa  kororsiimadu is qab qabsi ayay leedahay is tuhuney leedahay mana dooneyno taas”ayuu yiri madaxweynuhu.

 

 

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho 06-05-2015

Next Post

Ifraax Macallin Axmed oo lagu taageeray Billadda xuquuqda Haweenka oo ay u taagantahay”sawirro”

Next Post
Ifraax Macallin Axmed oo lagu taageeray Billadda xuquuqda Haweenka oo ay u taagantahay”sawirro”

Ifraax Macallin Axmed oo lagu taageeray Billadda xuquuqda Haweenka oo ay u taagantahay"sawirro"

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Jowhar

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Jowhar

November 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada...

Weerar sababay khasaaro nafeed oo lagu qaaday saldhig ku yaalla dalka Colombia

Weerar sababay khasaaro nafeed oo lagu qaaday saldhig ku yaalla dalka Colombia

November 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliska Ciidanka Militariga Dawladda colombiya ayaa shaaciyey in saddex askari oo kamid ahaa Ciidnkooda la dilay halka ugu yaraan...

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Galmudug oo Saraakiil u qabatay tababar heer sare ah

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Galmudug oo Saraakiil u qabatay tababar heer sare ah

November 8, 2026
0

Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa qabatay tababar dib-u-xoojin aqooneed iyo xirfadeed oo loogu talagalay saraakiisha iyo xubnaha Ciidanka...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo lagu hor dhaariyay Madaxweynaha JFS

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo lagu hor dhaariyay Madaxweynaha JFS

November 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu hor dhaariyay Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee dalka, Garyaqaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In