Wednesday, March 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynayaasha Koofur Galbeed, Galmudug Iyo Hirshabeelle Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Madaxweynayaasha Koofur Galbeed, Galmudug Iyo Hirshabeelle Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa maanta soo dhaweeyay Madaxweynayaasha Dowlad Goboledyada Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, Koofur-Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed “Lafta gareen” iyo Hirsahabeele Dr Maxamed Cabdi Waare, kuwaasi oo soo gaaray magaalada Muqdisho, si ay uga qeyb galaan shir lagu dhammaystirayo hannaanka doorashada dalka oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku casuumay.

Madaxda dawlad goboleedyada waxaa maanta ay shir saddex geesood ah ay ku yeesheen magaalada Baydhabo ka hor inta aysan soo gaarin caasimadda Muqdisho, kaas oo ay kaga hadleen xiriirka ka dhexeeya, arrimaha siyaasadeed ee dalka gaar ahaan doorashada soo socota iyo iskaashiga amniga oo ay ugu horrayso la dagaallanka xagjirka, waxaana ay aqbaleen marti qaadka dawladda Federaalka.

Related posts

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

March 11, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

March 11, 2026

Shirka oo furmi doona berri oo ah 10-ka September waxaa sidoo kale qayb ka ah Madaxweynayaasha dawlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland oo muddo todobaad ah ku sugan Muqdisho.

Previous Post

Jaaliyadda Soomaaliyeed Oo Loogu Baaqay Inay Ka Qeyb Qaataan Dhameystirka Dhismaha Safaaradda Soomaaliya Ee Kenya

Next Post

Sii Hayaha Wasiirka Shaqada Oo Kulan La Qaatay Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha Shaqada Dowlad Goboleedyada “SAWIRRO”

Next Post
Sii Hayaha Wasiirka Shaqada Oo Kulan La Qaatay Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha Shaqada Dowlad Goboleedyada “SAWIRRO”

Sii Hayaha Wasiirka Shaqada Oo Kulan La Qaatay Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha Shaqada Dowlad Goboleedyada “SAWIRRO”

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta mar kale khudbad ka jeedisay shir...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka aan...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Cadaaladda XFS oo soo saartay Liiska Nootaayooyinka sharciyaysan

March 11, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS ayaa waxa ay si rasmi ah ula wadaagaysaa dadweynaha iyo dhammaan daneeyaasha liiska...

Kulanka hagista mashruuca Koronto-gelinta Kooban ee Afrika oo lagu qabtay Muqdisho

Kulanka hagista mashruuca Koronto-gelinta Kooban ee Afrika oo lagu qabtay Muqdisho

March 11, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS mudane Maxamed Cabdullaahi Faarax ayaa shir guddoomiyay kulanka hagista iyo isku dubbaridka mashruuca...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In