Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Biden oo fasaxay isticmaalka keydka shidaalka Mareykanka

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Biden oo fasaxay isticmaalka keydka shidaalka Mareykanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Lix waddan oo uu Mareykanka ku jiro ayaa Talaadadi sheegay in ay qorsheynayaan in ay u dhacaan keydadkooda shidaalka, si hoos loogu dhigo sicirka gaaska iyo naftada ee dalalkaas oo hadda sarreeya.

Aqalka Cad ayaa sheegay in bisha soo socota ee December ilaa April 2022-ka ay dowladda Mareykanku u fasixi doono dhammaan 50-ka gobol 50 milyan oo fuusto oo shidaal ah, kuwaas oo laga soo saari doono keydka shidaalka Mareykanka oo ay hadda ku jiraan shidaal gaaraya 621 milyan oo barmiil.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Hadal uu Talaadadi ka jeediyay Aqalka Cad, ayuu madaxweyne Joe Biden ku sheegay, in soo saarista shidaalkaasi uu noqon doono kii ugu badnaa ee laga soo qaado keydka Mareykanka, balse ay wakhti qaadan doonto in gaadiidleydu ay hoos u dhaca gaaska ka dareemaan kaalimaha shidaalka.

Qiimaha shidaalka Mareykanka ayaa hadda maraya hal litar 3 dollar iyo sided cent, taas oo noqotay qiimo kororkii ugu badnaa tan iyo sannadkii 2014-ta.

Dalalka Ingiriiska, Hindiya, Shiinaha, Kuuriyada Koofureed iyo Japan ayaa iyaguna sheegay in ay fasixi doonaan qeybo ka mid ah Shidaalka keydadka u ah.

Previous Post

Mahad Cabdalla Cawad oo dib loogu doortay xubin ka mid ah Golaha Shacabka

Next Post

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan la yeeshay Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal

Next Post
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan la yeeshay Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan la yeeshay Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In