Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Cyril Ramaphosa oo isku shaandheeyey Golaha Wasiirada K/Afrika

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Cyril Ramaphosa oo isku shaandheeyey Golaha Wasiirada K/Afrika
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dalka Koonfur Afrika ayaa loo dhisay Gole Wasiiro cusub,maalmo un kadib markii Madaxweyne Zuma uu xilkii ka dagey taasi oo muujinaysa isbedelada dhanka siyaasadda ee kajira dalkaasi.

Cyril Ramaphosa  oo ah Madaxweynaha cusub ee dalka Koonfur Afrika ayaa magacaabay golahiisa cusub ee wasiirada, toban maalmood uun kaddib amrkii uu xukunka dalka kala wareegay Jacob Zuma.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Madaxweyne Cyril Ramaphosa   ayaa Wasiirkii hore ee maaliyadda Nhlanhla Nene oo kal hore uu xilka ka qaaday madaxweyne Jacob Zuma ayaa hadda mar kale xilkaasi dib ugu soo magacaabay.

Wararka ayaa sheegay in Dhawr wasiir oo hore oo daacad u ahaa madaxweynihii hore Jacob Zuma ayaa qaarna xilka laga qaaday qaarna loo dhiibay xilal ka daraja hooseeya kuwii ay markii hore hayeen.

Hoggaamiyaha cusub ee Dalka Koonfur Africa Ramaphosa ayaa sheegay in uu doonayo in uu isu dheeli tiro baahida loo qabo in shaqada dwoladda ay sii socoto iyo in dib loo soo cusbooneysiiyo kabashada dhaqaalaha dalkaasi Koonfur Afrika.

In muddo ah waxaa ka taagnaa dalkaasi Koonfur Afrika Jahwareer siyaasadeed,taasi oo keentay in ugu dambeyntii uu xilka baneeyo madaxweynihii hore ee Dalkaasi Jacom Zuma oo dhawaan is casilay.

Previous Post

Saudi king replaces military chiefs in shake-up

Next Post

Isbadel Lagu Sameeyay Taliyayaasha Ciidamada Boqortooyada Sucuudiga

Next Post
Isbadel Lagu Sameeyay Taliyayaasha Ciidamada Boqortooyada Sucuudiga

Isbadel Lagu Sameeyay Taliyayaasha Ciidamada Boqortooyada Sucuudiga

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In