Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Deni: Wasaaraddaha Amniga ee Punland iyo Galmudug waa inay ka shaqeeyaan Amniga Galkacyo.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Deni: Wasaaraddaha Amniga ee Punland iyo Galmudug waa inay ka shaqeeyaan Amniga Galkacyo.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dowlad goboleedka Punland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inay wasaaraddaha amniga iyo arrimaha gudaha ee dowladdaha xubnaha ka ah dowladda dhexe ee Punland iyo Galmudug ay iska kaashanayaan sugida amaanka Galkacyo si bulshada ku dhaqan ay kuwada noolaadaan xasinooli, walaalnimo iyo in laga wadasheeyo isdhaxgalka bulshada.

Madaxweyne Deni waxa uu sheegay in hishiiskii isaga iyo madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) uu ka mid ahaa iskaashiga wasaaraddaha amniga ee labada maamul gaar ahaan magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug oo ay labaduba ka arrimiyaan.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

“Sugida amaanka Galkacyo iyo in labada wasaaraddooda waa amniga iyo arrimaha gudaha ay kawada shaqeeyaan waxaan ku hishiinay madaxweynaha Qoor Qoor waxaana dhammaan hay’addaasi fareynaa inay sidii loogu talagalay ay u shaqeeyaan amniga magaalada uu u noqdo mid si buuxda layskugu haleyn karo ayuu yiri madaxweyne Deni.

Madaxweynaha Punland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sidoo kale bulshada labada dhinac ugu baaqay inay la shaqeeyaan laamaha amaanka oo muhiim u ah hormarka ka socdo hada magaalada Galkacyo.

Ugu dambeyntii Madaxweynaha Punlad Saciid Cabdullaahin Deni ayaa hadalkaan ka sheegay mar uu xariga ka jarayay mashruuc dhismaha wadooyin ka ka socda magaalada galkacyo ee uu daah-furay wajigii labaad ee wado laga dhisayo magaalada ay iska kaashanayaan labada maamul.

Tags: Madaxweyne Deni: Wasaaraddaha Amniga ee Punland iyo Galmudug waa inay ka shaqeeyaan Amniga Galkacyo.
Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Galmudug oo Canshuurta ku kordhineysa Jaadka/Qaadka iyo Sigaarka soo gala deegaannadooda

Next Post
Galmudug oo Canshuurta ku kordhineysa Jaadka/Qaadka iyo Sigaarka soo gala deegaannadooda

Galmudug oo Canshuurta ku kordhineysa Jaadka/Qaadka iyo Sigaarka soo gala deegaannadooda

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In