Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Maxamed “Farmaajo” oo booqasho Sadex maalmood ah ku jooga dalka Kenya ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalkaasi Kenyaย Uhuru Kenyata.
Labada madaxweyne ayaa si wadajir ah shir jaraa’id ugu qabtay magaalada Nairoobi ayaa ka hadlay xoojinta cilaaqaadka labada dal, duulimaadyada Muqdisho iyo Nairoobi oo toos noqondoona iyo arrimo kale
Halkan hoose ka daawo shirka jaraa’id ee labada madaxweyne