Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo lagu wado in uu ka qeybgalo shirka Jaamacadda Carabta ee ka dhacaya dalka Urdun

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay agaasimaha guud ee madaxtooyada iyo mas’uuliyiin kale
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxda dalalka Jaamacadda carabta ayaa berito oo ku began 29-ka bisha Marso lagu wadaa in dalka Urdun ay kaga qeybgalaan shir looga hadlaayo qodobbo dhowr ah oo la xiriira arimaha siyaasadda,dhaqaalaha iyo kuwa bulshada,

Shirkasi oo ay soo qaban-qaabiyeen madaxda dalka Urdun,ayaa la filayaa in lagu qabto magaalada Baxru Meyto oo 25-kiilo mitir koonfur galbeed kaga began magaalada Caasimadda ah ee cammaan.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Shirkaasi oo ah kii 28-aad ee u qaboomaya wadamada jaamacadda Carabta,waxaa lagu lafaguri doonaa arimo ay ka mid yihiin qadiyadda dalalka ku jira Jaamacadda carabta ,gaar ahaan dhinayada siyaasadda,dhaqaalaha iyo kuwa bulshada ee taagan xilligaan.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo,ayaa lagu wadaa in uu berito ka qeybgalo shirka dalka Urdun uga furmaya dalalka Jaamacadda Carabta,halkaasi oo uu ka jeedin doono khudbad ku saabsan arimaha Soomaaliya,,gar ahaan sidii wax loogu qaban lahaa dowladdacusub ee xilligaan laga filayo soo celinta ammaanka dalka,gacansiinta dadka barakacayaasha ah ,dib u dhisidda ciidamada dalka iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaale ee dalka.

Maalinimadii shalay wasiirada Arimaha Dibadda ee dalalka Jaamacadda carabta ayaa dalka Urdub ku yeeshay shir gogol-xaar ah oo ay berito isugu imaanayaan madaxda Jaamacadda Carabta.

Dalka Muritaaniya ayaa sanadkii hore lagu qabtay shirkii 27-aad ee dalalka Jaamacadda Carabta

Previous Post

AMISOM oo sheegtay in ay dishay 31 ka tirsan Maleeshiyaadka Al-shabaab.

Next Post

Dowladda Kuwait oo 50 Melyan oo doolar ugu deeqday dadka ay abaarta Saameysay.

Next Post
Dowladda Kuwait oo 50 Melyan oo doolar ugu deeqday dadka ay abaarta Saameysay.

Dowladda Kuwait oo 50 Melyan oo doolar ugu deeqday dadka ay abaarta Saameysay.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In