Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay wafdi uu soo gurmaday shacabka oo ka yimid Jabuuti “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay wafdi uu soo gurmaday shacabka oo ka yimid Jabuuti “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qaabilay wafdi u badan Dhaqaatiir oo uu hogaaminayo Wasiirka Cafimaadka Jamhuuriyada Jabuuti oo u yimid Muqdisho inay u gurmadaan dadkii ku waxyeeloobay Qaraxii ka dhacay caasimadda.

Wasiirka Caafimaadka ee Jamhuriyada Jabuuti Mudane Jaamac Cilmi Cokane ayaa sheegay in dhaqaatiirtan ay u yimaadeen inay baxnaaniyaan dhaawacyadii qaraxii ka dhacay Muqdisho, waxaana uu xusay Wasiirku inay in wadaan daawooyin loogu talagalay dadka qaba dhaawacyada.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Wafdigan oo ay soo dhaweyeen Wasiirada Arimahada dibadda iyo Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayuu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo uga mahadceliyey gurmadka  Jamhuuriyadda Jabuuti ee ku aadan garab istaaga Walaalahood Soomaaliyeed.

Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa  ah dowladii ugu horeysay  ee ciidamadeeda ku jiraan kuwa AMISOM gaar ahaan Hiil walaal ee gurmad muuqda u soo dirtay Soomaaliya marka laga reebo dowladda Turkiga oo daabushay dhaawacyadii ku dhawaad 40 ruux oo ku waxyeeloobay qaraxii aragagaxisdu ku gumaadeen shacabka Soomaaliyeed 14-kii bishan.

 

Previous Post

Madaxweynaha Jahmhuuriyadda oo dhambaallo tacsi ah ka helay qaar ka mid ah dalalka Caalamka

Next Post

Tababarayasha Kubadda Gacanta Soomaaliya oo tababbar uga furmay Dalka Djibouti “SAWIRRO”

Next Post
Tababarayasha Kubadda Gacanta Soomaaliya oo tababbar uga furmay Dalka Djibouti “SAWIRRO”

Tababarayasha Kubadda Gacanta Soomaaliya oo tababbar uga furmay Dalka Djibouti "SAWIRRO"

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In