Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo Tacsi u diray Ehelada Dadkii ku waxyeelloobay Qaraxii ka dhacay Degmada Hodan

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Farmaajo oo Tacsi u diray Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo hooyadiis ay geeriyootay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u tacsiyeeyay Ehelada Dadkii ku waxyeelloobay qaraxii waxashnimada ahaa ee ay argagixisadu Saaka ka geysatay Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

Qaraxan oo ay xubno ka mid ah Shacabka iyo Ciidanka Dowladduba ku Nafwaayeen, ayaa sidoo kale waxa uu bur-bur xooggan u geystay Masjid, Guryo iyo Meherado halkaa ka dhawaa, taas oo muujineysasida kooxdan Dhiigya cabka ah aysan ugu kala soocneyn Dadka Soomaaliyeed iyo goobaha cibaadada, balse bartilmaameedkoodu uu yahay burburin, dil iyo naafeyn oo kaliya.

Kooxda Al-Shabaab ayaa Barqanimadii Maanta Gaari Miineysan ku weeraray Xarunta Degmada Hodan ee Gobolka banaadir, iyagoo halkaasi ku laayay Shacab iyo maati Soomaaliyeed oo  aan waxba galabsan.

Horraantii Bishan ayay ahayd markii ay sidan oo kale Kooxda nabad diidka ah ee Al-Shabaab weerar bahal-nimo ah ka geysteen xarunta Degmada Howl-wadaag ee Gobolka Banaadir, halkaas oo sidoo kale ay ku laayeen Carruur dhiganeysay Dugsi Qura’aan iyo Arday Iskuul, iyagoo bur-buriyay Masjid, Guryo iyo Madaaris wax barasho, taas oo astaan u ah dabar goynta Ummadda Soomaaliyeed.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo furay kal-fadhiga 4-aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Next Post

Madaxweyne Farmaajo: “Waxaan soo xirnay albaabkii u dambeeyay ee isfaham la’aanta dalalka gobolka”

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo furay kal-fadhiga 4-aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Madaxweyne Farmaajo: “Waxaan soo xirnay albaabkii u dambeeyay ee isfaham la’aanta dalalka gobolka”

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In