Tuesday, February 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne ku xigeenka Galmdug oo dhagax dhigay xarunta Dhaqanka iyo Suuganta Shuuriye.+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne ku xigeenka Galmdug oo dhagax dhigay xarunta Dhaqanka iyo Suuganta Shuuriye.+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Galmudug ka dhagax dhigay xarunta Dhaqanka iyo Suuganta Shuuriye.

Munaasabadda Dhagax dhigga ah waxaa goob joog ka ahaa, wasiirro, xildhibaanno, golaha Abwaanada Soomaliyeed iyo maamulka Caasimada Galmudug.

Related posts

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026

Xaruntan dhaqanka iyo suugaanta oo noqon doonta goob lagu keydiyo dhaqanka Iyo suugaanta Soomaaliyeed ayaa loogu magac darey Alle ha u naxariistee Abwaanka Soomaaliyeed Faarax shuuriye oo ka mid ah suugaanleyda tilmaamaha fog ku leh dhigaalka murtida Soomaaliyeed.

Madaxweyne ku xigeenka  Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa sheegay in ahmiyad gaar ah ay siinayaan hiddaha iyo dhaqanka soo jireenka ah ee Soomaaliyeed, isagoona u mahad celiyay Dhalinyarada iyo gollaha Abwaanada Soomaliyeed ee u guntaday Xarunta

Dhismaha xaruntaan oo ka kooban dhowr dabaq ayaa noqon doona keyd kulmiya xusuusihii suugaaneed ee afmaalkii qarniyadii tagey soo marey goboladaan.

Tags: Madaxweyne ku xigeenka Galmdug oo dhagax dhigay xarunta Dhaqanka iyo Suuganta Shuuriye.+Sawirro
Previous Post

Jubbooyinka: Duqeyn cirka ah oo lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab

Next Post

Xeer ilaaliyaha Qaranka oo la kulmay dhiggiisa Turkiga+SAWIRRO

Next Post
Xeer ilaaliyaha Qaranka oo la kulmay dhiggiisa Turkiga+SAWIRRO

Xeer ilaaliyaha Qaranka oo la kulmay dhiggiisa Turkiga+SAWIRRO

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo diirran u diraysaa Boqor Hassanal Bolkiah, Dowladda iyo shacabka Brunei Darussalam munaasabadda Maalintooda Qaranka. Soomaaliya...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Somalia Congratulates Brunei on National Day

February 23, 2026
0

The Federal Republic of Somalia extends its warmest congratulations to His Majesty Sultan Haji Hassanal Bolkiah, the Government, and the...

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

February 23, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdiqaadir Cilmi ayaa guddoomiyay kulan la xiriira arrimaha adeegyada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In