Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo dhagax dhigay waddooyin hor leh “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo dhagax dhigay waddooyin hor leh “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi iyo Guddoomiyaha Degmada Cadaado Cabdullaahi Cabdiraxmaan Xuseen Tootole  ayaa maanta Cadaado siwada jir ah uga  dhax dhigay 3 waddo  oo jaay ah, kaasi oo ah wajigii labaad ee mashruuxa tababar wadaag.

Guddoomiyaha Degmada Cadaado Cabdulaahi Cabdi Raxmaan Xuseen Tootoole ayaa sheegay in mashruuca uu yahay midkii labaad ay ka faa’iideysanayaan ka maamul ahaan xili uu sheegay in ay horay uga faa’iideesteen dhismo lagu kurdhiyay  isbitaalka Cadaado.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa bulshada Galmudug ku bogaadiyaya sii xoojinta amniga, si loogu sii talaabsado horumar kan  kasii wanaag san, waxaa uuna sidookale sheegay in afar degmo oo kamid ah Galmudug uu ka soconayo  Mashruuca tabarwadaag.

Sanadkaan sii dhamaanaya waxaa magaalada Cadaado laga hirgaaliyay ilaa sideed waddo oo jaay ah oo qaar kood hadda ay socdaan dhismahooda.

1 2 3 4 5 6 9 10 11

Previous Post

Deegaanno ka tirsan Dowlad goboleedka Galmudug oo abaaro laga soo sheegayo “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee baarlamaanka oo ka mid noqday xildhibaannada cusub

Next Post
Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee baarlamaanka oo ka mid noqday xildhibaannada cusub

Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee baarlamaanka oo ka mid noqday xildhibaannada cusub

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In