Friday, October 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ka qaybgalay xaflad qalinjabin ah

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayay amniga oo lagu qabtay Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan ay ku qalin jabinayeen 61 arday oo ka baxay saddex kulliyadood ayaa lagu qabtay magaalada Gaalkacyo, ayadoo ay ka qeyb galeen masuuliyiin ka socota gobolka Mudug oo uu ku jiro madaxweyne ku xigeenka Galmudug iyo marti sharaf kale.

tirada ardada ayaa ahayd 61 arday waxayna ka qalin jabinayaan sadax kulyadood oo kala duwan kulyada caafimaadka qeybteedaย  kal kaaliyaha caafimaad 18 araday ayaana ka qalin jabinaaaya kulyada kumbuyuutar sayniska qeybataย ITGA waxaa ka qalin jabinaya 21 arday ganacsiga maamulka iyoย maareeyntana waxaa ka qalin jabinaya 21 aradayโ€

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

Faaiso axmed oo iyadu ku hadleeysay magaca ardayda wax ka baratayjaamacadaasi ayaa sheegtay in ay aad ugu faraxsan tahay in galkacyoย ay ku qaadato waxbarashada heerka jaamacada

โ€œAnigoo ku hadlaya magaca arday dhameeysatay waxbarashadii koowaad eejaamacada waxaan aad ugu faraxsanahay in anagoo joogna gurigeeniislamarkaan la nool waalidkeen caruuraheeni in aan dhameeysanowaxbarasho jaamacadeed sidaa darteed waxaan jeclahay aniga iyo intaila midda in aan kasii wadno waxbarashadeena magaaladsa galkacyoโ€

Gudoomiyahaย  dagmada Galkacyo bile diini cali iyo gudoomiyaha gobalkamudug aweeys cali saciid iyagoona ugu hambalyeey ardayda dadaalkawaxbarasho ee ay muujiyeen

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug c/samada nuur guuleed oo uguย danbeeyntii ardayda kula dar daarmay in maadooyinkii ay barteen ay uguย adeegaan bulshada inteeda kale

โ€œwaxaan ugu horeeyn idinkaga mahad celinayaa dadaalka waxbarashoย ee aad muujiseen, marka waxaan idinkula dar daarmaayaa in aydanย noqan kuwa markeey wax yar bartaan u hanqal taaga tahriib, wax yaala maย jiraan Yurub ee aad noqataan kuwa uga faaโ€™iideeya dadkooda maadooyinkaย aad barateenโ€.

Previous Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho 04-05-2015

Next Post

BOOSAASO: Kooxo hubeysan oo weeraray fadhiisn ciidan

Next Post
Howlgallo dad lagu soo qab qabtay oo laga sameeyay magaalada Boosaaso

BOOSAASO: Kooxo hubeysan oo weeraray fadhiisn ciidan

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

October 15, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In