Wednesday, February 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo kormeeray xarunta cusub ee Wasaaradda Waxbarashada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo kormeeray xarunta cusub ee Wasaaradda Waxbarashada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne ku-xigeenka  Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaan maanta booqday Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Galmudug ee Magaalada Dhusamareeb.

Madaxweyne Ku-xigeenka Galgmudug ayaa waxaa Wasaaradda Waxbarashada Galmudug ku soo dhaweyay Wasiirka Wasaaradda Mudane Maxamed Xaashi Dhoore iyo Agaasimaha Waaxda Imtixanaadka iyo waxda Maaliyadda.

Related posts

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026
Wasiirka Amniga XFS oo Safiirka Turkiga kala wareegay qalab ciidan

Wasiirka Amniga XFS oo Safiirka Turkiga kala wareegay qalab ciidan

February 18, 2026

Mudane Daahir Ciid ayaa soo kormeeray Waxda Imtixaanadka ee Wasaaradda oo hadda ku jirta u diyaar garowga Imtixaanka Dugsiyada Hoose, dhexe ee Galmudug oo ay sanadkan u fadhisan doonan in ka badan Shan kun oo arday guud ahaan Galmudug.

Dhanka kale Madaxweyne ku-xigeenka  Galmudug waxa uu kormeeray Dhismaha cusub ee Wasaradda Waxbarashada Galmudug oo dhawaan xariga laga jari doono, waxaana uu Wasiirka Wasaradda Waxbarashada Galmudug ku amanay horumarka uu gaarsiiyay Wasaaradda Waxbarashada Galmudug.

Previous Post

Somali Foreign Minister urges expediting evacuation flights for Somali citizens stranded in Sudan

Next Post

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo furay shir looga hadlayay la dagaallanka fikirka xagjirka “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo furay shir looga hadlayay la dagaallanka fikirka xagjirka “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo furay shir looga hadlayay la dagaallanka fikirka xagjirka "SAWIRRO"

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026
0

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdillahi Bidhan Warsame, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda...

Wasiirka Amniga XFS oo Safiirka Turkiga kala wareegay qalab ciidan

Wasiirka Amniga XFS oo Safiirka Turkiga kala wareegay qalab ciidan

February 18, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah uga kala wareegay...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo lagu falanqeeyay xaaladda abaaraha

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo lagu falanqeeyay xaaladda abaaraha

February 18, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowladda Qatar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowladda Qatar

February 18, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dawladda Qatar u qaabilsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In