Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo kulan la qaatay ku-xigeenka Hay’adda UNOCHA “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo kulan la qaatay ku-xigeenka Hay’adda UNOCHA “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa  maanta Aqalka Martida ee Magaalada Kismaayo kulan kula qaatay ku xigeenka Hay’adda UNOCHA, Cindy Issac,isagoo kala hadlay xaaladaha ku saabsan abaaraha  ka jirta deegaanada Jubbaland.

Madaxweyne ku-xigeenka waxaa kulanka ku wehliyay Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareenta Masiiboyinka Dowlad  Jubbaland Mudane Cabdiraxmaan Cabdi Axmed.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Maxaxweynaha ayaa u gudbiyay Mas’uuliyiinta Hay’adda UNOCHA warbixinno ku saabsan saameynta abaaraha,isagoo ugu baaqay in ay gacan ka geystaan sidii loogu gurman lahaa dadka ay abaaraha saameeyeen.

Cabdiraxmaan Cabdi Axmed, Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareenta Masiibooyinka dowlad Jubbaland ayaa markuu kulanka soo idlaaday warbahinta la hadlay, isagoo sheegay in wafdiga ay uga warbixiyeen xaaldaha abaaraha ka jira Jubbaland islamarkaana ay isla garteen sidii la isaga kaashan lahaa gurmad deg-deg ah oo la gaarsiiyo dadka ay saameysay abaarta.

Previous Post

Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay Taliyaha Ciidanka AMISOM ee sector 4 “SAWIRRO”

Next Post

Shirka wada-tashiga qorshe howleedka 2021-2022 ee Istaraatiijiyadda Xalka Waara ee Galmudug oo la soo gaba gabeeyay “SAWIRRO”

Next Post
Shirka wada-tashiga qorshe howleedka 2021-2022 ee Istaraatiijiyadda Xalka Waara ee Galmudug oo la soo gaba gabeeyay “SAWIRRO”

Shirka wada-tashiga qorshe howleedka 2021-2022 ee Istaraatiijiyadda Xalka Waara ee Galmudug oo la soo gaba gabeeyay “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In